Tahriibayaal ay ka mid yihiin Soomaali oo xeebaha Yamen si kas ah loogu daadiyay

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan socdaalka aduunka ayaa sheegtay in dadka wax tahriibiya ay si kas ah u quusiyeen ku dhawaad konton qof oo isugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan muhaajiriin ahaa xeebaha waddanka Yamen.

Hay’adda socdaalka aduunka ee loo yaqaano I.O.M ayaa sheegtay in in ka badan boqol iyo labaatan qof oo tahriibayaal ah lagu qasbay inay isku tuuraan badda maalintii Arbacada.

Shaqaalaha gargaarka ee hay’addaha samafalka ayaa meydadka sagaal iyo labaatan qof oo tahriibayaal ah kasoo saaray xeeb ku taala waddanka Yamen.

Meydadka muhaajiriintaan ayaa waxaa lagu aasay qabuuro waaweyn, waxa ayna u muuqataa in ay halkaasi ku aaseen dad kale oo badbaaday.

In ka badan labaatan kale oo tahriibayaal ah ayaanan la ogeyn jaan iyo cirib halka ay ku dambeeyeen.

Inta badan dadkii tahriibayay ee saarnaa doonta ayaa lasoo sheegayaa in ay u badnaayeen dhallinyaro, kuwaasi oo ku haminayay in ay tahriib ku gaalaan waddamada Carabta iyaga oo sii maraya Yaman.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

al shababb Al-shababkii ugu badnaa oo ka gudbay Xadka Somalia & Kenya
- Oct 14, 2017
Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen raadinta koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo ...
farmaajo Farmaajo oo cambaareeyay Weerarkii Las Vegas
- Oct 3, 2017
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Qornaa Luuqada Engilsih-ka ayaa lagu ...
_97984027_15b91fcf-84a2-4684-bff7-f94f1f9fde04 R/W Kheyre oo ka hadlay lacago badan oo ay ka heleen Sacuudiga
- Oct 3, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey ...
somaliland Somaliland oo walaac ka muujisay saldhiga Turkiga ee Muqdisho
- Oct 3, 2017
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo la hadlay Saxafadda Gudaha Somaliland ayaa ...
farmaajo1-620x330 Madaxweyne Farmaajo maanta u safraya Sudan
- Oct 3, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ...
qaxoo WFP oo soo saaray war ay ka naxeen Qaxootiga Soomaalida Kenya
- Oct 3, 2017
Barnaamijka Cunadda Aduunka ee QM ayaa isniintii ku dhawaaqay in la dhimi  doono Qoontada ...
japan Weerar ka dhacay gobolka Kashmir
- Oct 3, 2017
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ...
xabsi Somali Canadian oo lagu xiray Canada
- Oct 2, 2017
Booliiska dalka Canada ayaa Xiray Nin Soomaali ah kaasi oo Gaari iyo Tooreey ku ...
ciidan Howlgalka Xaslinta oo wali laga sameenayo Banaadir
- Oct 2, 2017
Ciidmada dowladda Soomaliaya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qaqabtay waxa ay ka sameeyeen ...
wareguul Qorshaha cusub ee Wasiradda Hirshabelle
- Oct 2, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wareysi gaar ...