Al-shababkii ugu badnaa oo ka gudbay Xadka Somalia & Kenya

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen raadinta koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo la sheegay inay ka gudbeen Soomaaliya una talaabeen dhinaca iyo Kenya si ay u fuliyaan weeraro lagu bartilmaamaysanayo shaqaale rayid ah iyo kuwo amaanka qaabilsan oo ku sugan magaalada xeebta dhacda ee Lamu.

 
Afhayeenka ciidamada Kenya David Obonyo ayaa sheegay inay ogsoon yihiin in kooxdaasi ay kasoo gudubtay Soomaaliya iyagoo soo maray Keynta Boni,meelaha uu weraradoodi uu ku wajahan yahay waxaa kamid ah Lamu iyo Garisa oo u dhow xadka Kenya iyo Somalia.

 
Obonyo ayaa sheegay in dagaalamayaasha Al-shabab ay isku qeybiyeen ilaa 3 koox kuwaasi oo si weyn u hubaysan.
Booliska Kenya ayaa ka digaya in ay jiraan weeraro abaabulkoodi soo dhamaaday ay kooxahaasi ka geesan rabaan magaalooyinka xeebta dhaca ee Kenya.

 
Sirdoonka Kenya ayaa ku biirinaya warbixintaan in kooxdaan aysan lahayn xarun suurta galin karta in lagu bartilmaamaysado taasi oo adkesay in lasii joogteeyo howlgalka lagu baacsanayo.

 
Bishii tagtay ayay aheyd markii koox kabadan 30 Dagaalamayaal oo ka tirsan Al-shabab oo ay weerareen Tuulo hoostagta Lamu halkaasi oo ay ku gowraceen afar qof.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

al shababb Al-shababkii ugu badnaa oo ka gudbay Xadka Somalia & Kenya
- Oct 14, 2017
Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen raadinta koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo ...
farmaajo Farmaajo oo cambaareeyay Weerarkii Las Vegas
- Oct 3, 2017
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Qornaa Luuqada Engilsih-ka ayaa lagu ...
_97984027_15b91fcf-84a2-4684-bff7-f94f1f9fde04 R/W Kheyre oo ka hadlay lacago badan oo ay ka heleen Sacuudiga
- Oct 3, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey ...
somaliland Somaliland oo walaac ka muujisay saldhiga Turkiga ee Muqdisho
- Oct 3, 2017
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo la hadlay Saxafadda Gudaha Somaliland ayaa ...
farmaajo1-620x330 Madaxweyne Farmaajo maanta u safraya Sudan
- Oct 3, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ...
qaxoo WFP oo soo saaray war ay ka naxeen Qaxootiga Soomaalida Kenya
- Oct 3, 2017
Barnaamijka Cunadda Aduunka ee QM ayaa isniintii ku dhawaaqay in la dhimi  doono Qoontada ...
japan Weerar ka dhacay gobolka Kashmir
- Oct 3, 2017
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ...
xabsi Somali Canadian oo lagu xiray Canada
- Oct 2, 2017
Booliiska dalka Canada ayaa Xiray Nin Soomaali ah kaasi oo Gaari iyo Tooreey ku ...
ciidan Howlgalka Xaslinta oo wali laga sameenayo Banaadir
- Oct 2, 2017
Ciidmada dowladda Soomaliaya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qaqabtay waxa ay ka sameeyeen ...
wareguul Qorshaha cusub ee Wasiradda Hirshabelle
- Oct 2, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wareysi gaar ...