WFP oo soo saaray war ay ka naxeen Qaxootiga Soomaalida Kenya

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Barnaamijka Cunadda Aduunka ee QM ayaa isniintii ku dhawaaqay in la dhimi  doono Qoontada Rashinka ee la siiyo Qoxootiga ku jira Xeryaha Kenya oo kor dhaafaya 420,000 Ruux taasi oo ay u sababayeen Miisaaniyadda oo yar.

Warbixin ay soo saartay WFP ayaa lagu sheegay in 30 % Raashin la siiyo Dadka Qoxootiga ah la dhimidoono islamarkaana la dhaqangalinayo Bilowga Bishaan.

Dadka ku Nool Xeryaha Xoqootiga kenay 90% waa Soomaali Xeryahaas u galay si ay u helaan Nolol kawanaagsan tii ay Dalka uga Qaxeen, inta kalena waxa ay ka Yimadeen Wadanka Koofurta Suudaan.

Annalisa Conte  oo ah Masuul sare oo ka Tirsan WFP ayaa isagoo ku sugan Magaaladda Nairobi waxaa uu sheegay in ay wajahayaan gaabis ku yimid Miisaaniyadooda taasna ay ku kaliftay in ay yareeyaan Raashin ay siiyaan Dadka ku jira Xeryaha Qoxootiga Kenya.

WFP waxaa ay u baahantahay 28.5 Million oo Dollar si ay Dadka u  siiyaan Raashinka ay u baahanyihiin, sida lagu sheegay Warbixinta ay soosaartay Hey’adda QM u qaabilsan Cunadda.

Heey’adaan ayaa sidoo kale waxa ay Deeq-Bixiyeyaasha ka Codsatay in ay kordhiyaan Deeqda lagama maarmaaanka  u ah in Dadka Xeryaha Qoxootiga ku jira ay helaan Rashinka ay kamid yihiin Galayda, Bariiska, burka Nafaqaysan iyo Saliidda.

Heey’addu Dhanka kale waxa ay ka Digtay Nafaqa darro laga cabsi qabo in ay soo wajahdo Caruurta ku nool Xeryaha Qoxootiga oo aan heli doonin Raashinkii Nafaqeeysnaa ee ay ubaahnaayeen.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

al shababb Al-shababkii ugu badnaa oo ka gudbay Xadka Somalia & Kenya
- Oct 14, 2017
Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen raadinta koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo ...
farmaajo Farmaajo oo cambaareeyay Weerarkii Las Vegas
- Oct 3, 2017
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Qornaa Luuqada Engilsih-ka ayaa lagu ...
_97984027_15b91fcf-84a2-4684-bff7-f94f1f9fde04 R/W Kheyre oo ka hadlay lacago badan oo ay ka heleen Sacuudiga
- Oct 3, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey ...
somaliland Somaliland oo walaac ka muujisay saldhiga Turkiga ee Muqdisho
- Oct 3, 2017
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo la hadlay Saxafadda Gudaha Somaliland ayaa ...
farmaajo1-620x330 Madaxweyne Farmaajo maanta u safraya Sudan
- Oct 3, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ...
qaxoo WFP oo soo saaray war ay ka naxeen Qaxootiga Soomaalida Kenya
- Oct 3, 2017
Barnaamijka Cunadda Aduunka ee QM ayaa isniintii ku dhawaaqay in la dhimi  doono Qoontada ...
japan Weerar ka dhacay gobolka Kashmir
- Oct 3, 2017
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ...
xabsi Somali Canadian oo lagu xiray Canada
- Oct 2, 2017
Booliiska dalka Canada ayaa Xiray Nin Soomaali ah kaasi oo Gaari iyo Tooreey ku ...
ciidan Howlgalka Xaslinta oo wali laga sameenayo Banaadir
- Oct 2, 2017
Ciidmada dowladda Soomaliaya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qaqabtay waxa ay ka sameeyeen ...
wareguul Qorshaha cusub ee Wasiradda Hirshabelle
- Oct 2, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wareysi gaar ...