Howlgalka Xaslinta oo wali laga sameenayo Banaadir

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Ciidmada dowladda Soomaliaya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qaqabtay waxa ay ka sameeyeen Degmooyinka warta Badda Hiliwaa iyo yaaqshiid waxaana la sheegayn in howlgalladu ay ahaayeen kuwa guryaha mid mid loogu baarayay

Degmooyinka yaaqshiid iyo hiliwaa dad ku sugan oo aan la hadalnay waxaa ay noo sheegeen in xaafadaha Towfiiq Juungalle ilaa iyo xalay saqdii dhexe Ciimada badan ay joogeen kuwaas ooo dadka qaqabanayay

Sidoo kale Degmada warta nabadda gaar ahaan xaafadaha Calikamiin Xamar jadiid iyo baar ayaa iyagana baaritaano laga sameeyay waxaana qof ka mida dadka ku nool degmadaasi aan aan la xiriirnay uu sheegayn in Ciimada howlgalka sameynayay ay dd badan qaqabteen kuwaas oo uu sheeegay in qaarkood dib xoriyadooda loo siiyay halka kuwa kale la ka xeystay

Amaanka maagalada muqdisho mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa uu ahaa mid aan sugneyn waxaana ka dhacayay dilal loo geysanayay dad u shaqeeyo hay’daha kala duwan ee dowladda waxaana dilalku ay ka dhacayeen goobo ciidamda dowladdu ay udhawayeen

Horay wasiirka wasarada amniga xukuumadda Soomaliya maxamed abuukar isloow ducaale waxaa uu uu u shaaciyay in masuuliyiin uu ka mid yahay ay xilkooda weyn doonan hadii aan wax laga qaban amni darada magaalada shalayna waxaa uu xilalki ka qaaday taliyeyaasha nabad sugidd iyo booliska isla shalayna duleedka muqdisho waxa lagu dilay nin magaciisa lagu sheegay yuusuf ibraahim


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

al shababb Al-shababkii ugu badnaa oo ka gudbay Xadka Somalia & Kenya
- Oct 14, 2017
Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen raadinta koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo ...
farmaajo Farmaajo oo cambaareeyay Weerarkii Las Vegas
- Oct 3, 2017
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Qornaa Luuqada Engilsih-ka ayaa lagu ...
_97984027_15b91fcf-84a2-4684-bff7-f94f1f9fde04 R/W Kheyre oo ka hadlay lacago badan oo ay ka heleen Sacuudiga
- Oct 3, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey ...
somaliland Somaliland oo walaac ka muujisay saldhiga Turkiga ee Muqdisho
- Oct 3, 2017
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo la hadlay Saxafadda Gudaha Somaliland ayaa ...
farmaajo1-620x330 Madaxweyne Farmaajo maanta u safraya Sudan
- Oct 3, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ...
qaxoo WFP oo soo saaray war ay ka naxeen Qaxootiga Soomaalida Kenya
- Oct 3, 2017
Barnaamijka Cunadda Aduunka ee QM ayaa isniintii ku dhawaaqay in la dhimi  doono Qoontada ...
japan Weerar ka dhacay gobolka Kashmir
- Oct 3, 2017
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ...
xabsi Somali Canadian oo lagu xiray Canada
- Oct 2, 2017
Booliiska dalka Canada ayaa Xiray Nin Soomaali ah kaasi oo Gaari iyo Tooreey ku ...
ciidan Howlgalka Xaslinta oo wali laga sameenayo Banaadir
- Oct 2, 2017
Ciidmada dowladda Soomaliaya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qaqabtay waxa ay ka sameeyeen ...
wareguul Qorshaha cusub ee Wasiradda Hirshabelle
- Oct 2, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wareysi gaar ...