Duqeymaha Mareykanka oo Shacab ku Laayey Afghanistan

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Laba duqeyn oo diyaaradaha dagaalka Mareykanka ay toddobaadkan ka fuliyeen dalka Afghanistan ayaa dilay 28 qof oo shacab ah, islamarkaana dhaawacay 16 kale, oo dhammaantood ah haween iyo caruuur, sida ay maanta xaqiijisay QM.

Howlgalka QM ee Afghanistan ee loo soo gaabiyo UNAMA oo baahiyey natiijada baaritaan horudhac ah, ayaa mas’uuliyiinta ugu baaqay inay xaqiijiyaan baaritaan madax banaan oo dhexdhexaad ah oo labada dhacdo lagu sameeyo.

UNAMA ayaa sidoo kale ku baaqay in la qaado tallaabooyinka ku habboon si loo xaqiijiyo isla xisaabtan iyo magdhow la siiyo dhibanayaasha, lagana hortago in dhacdooyinkan ay soo noqdaan.

Weerarka koowaad ayaa Isniintii ka dhacay gobolka Koonfureed ee Herat, halkaasi oo diyaarad aan cidna wadin ay ku beegsatay xubno Taliban ah, hase yeeshee weerarka ayaa waxaa ku dhintay 15 qof oo shacab ah, ayada oo 4 kale ay ku dhaawacmeen kadib markii gantaalo ay ku dhaceen guryo shacab.

Weerarka labaad ayaa ka dhacay degmada Pul-e-Alm ee gobolka bari ee Logar waxaana ku dhintay 13 shacab ah, ayada oo 10 kale ay ku dhaawacmeen. Weerarkaas ayaa lala beegsaday guryo shacab oo la sheegay in Taliban-ka ay gantaalo kasoo tuurayeen.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

al shababb Al-shababkii ugu badnaa oo ka gudbay Xadka Somalia & Kenya
- Oct 14, 2017
Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen raadinta koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo ...
farmaajo Farmaajo oo cambaareeyay Weerarkii Las Vegas
- Oct 3, 2017
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Qornaa Luuqada Engilsih-ka ayaa lagu ...
_97984027_15b91fcf-84a2-4684-bff7-f94f1f9fde04 R/W Kheyre oo ka hadlay lacago badan oo ay ka heleen Sacuudiga
- Oct 3, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey ...
somaliland Somaliland oo walaac ka muujisay saldhiga Turkiga ee Muqdisho
- Oct 3, 2017
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo la hadlay Saxafadda Gudaha Somaliland ayaa ...
farmaajo1-620x330 Madaxweyne Farmaajo maanta u safraya Sudan
- Oct 3, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ...
qaxoo WFP oo soo saaray war ay ka naxeen Qaxootiga Soomaalida Kenya
- Oct 3, 2017
Barnaamijka Cunadda Aduunka ee QM ayaa isniintii ku dhawaaqay in la dhimi  doono Qoontada ...
japan Weerar ka dhacay gobolka Kashmir
- Oct 3, 2017
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ...
xabsi Somali Canadian oo lagu xiray Canada
- Oct 2, 2017
Booliiska dalka Canada ayaa Xiray Nin Soomaali ah kaasi oo Gaari iyo Tooreey ku ...
ciidan Howlgalka Xaslinta oo wali laga sameenayo Banaadir
- Oct 2, 2017
Ciidmada dowladda Soomaliaya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qaqabtay waxa ay ka sameeyeen ...
wareguul Qorshaha cusub ee Wasiradda Hirshabelle
- Oct 2, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wareysi gaar ...