Al-shabab oo soo cusboonaysiiyay Dagaalkooda ka dhanka ah Abu Mansur

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa xaqiijinaya in dagaalamayaasha Alshabaab ay dib u soo cusbooneysiiyeen weerarkoodi ka dhanka ah wadaadka lagu magacaabo Sheekh Mukhtar Rabow abu Mansur

Saraakiil ka tirsan maamulka gobolka ayaa warbaahinta  sheegay in arbacadii la dareemay dhaq dhaqaaqyo kale oo Alshabaab ay ka sameenayeen degaan aan sidaasi uga sii fogeyn halka uu ku dhuumalaysanayo Abu mansuur oo ayna ku sugan yihiin dagaalamayasha Alshabaab.

Robow tan iyo markii laga saaray liiska argagexisada Mareykanka shabaab ayaa bilaabay inay gacanta kusoo dhigaan nolol ama geeriba wadaadkaasi mudada 3sano ka badan aan kasoo dhex muuqan saaxada Alshabaab

Waxaa sidoo kale xusid mudan in ciidamo militeriga Soomaaliya oo aan ka badneen 300 askari ay iyaguna ay diyaar garow ugu jiraan in ay ka qeyb qaatan hadii dagaal uu ka dhex dhaco Maleshiyaadka Robow la socota iyo Alshabaab si ay is bar bar tag ugu sameeyaan wadaadkaasi oo la xusay inuu wada hadalo kula jiro dowladda Soomaaliya.

Xiisadaan u dhaxeeysa Alshabaab iyo sheikh Mukhtar Rabow abu Mansur ayaa noqotay mid sameynteedi laga dareeay magaalada xudur ee gobolka Bakool


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

al shababb Al-shababkii ugu badnaa oo ka gudbay Xadka Somalia & Kenya
- Oct 14, 2017
Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen raadinta koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo ...
farmaajo Farmaajo oo cambaareeyay Weerarkii Las Vegas
- Oct 3, 2017
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Qornaa Luuqada Engilsih-ka ayaa lagu ...
_97984027_15b91fcf-84a2-4684-bff7-f94f1f9fde04 R/W Kheyre oo ka hadlay lacago badan oo ay ka heleen Sacuudiga
- Oct 3, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey ...
somaliland Somaliland oo walaac ka muujisay saldhiga Turkiga ee Muqdisho
- Oct 3, 2017
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo la hadlay Saxafadda Gudaha Somaliland ayaa ...
farmaajo1-620x330 Madaxweyne Farmaajo maanta u safraya Sudan
- Oct 3, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ...
qaxoo WFP oo soo saaray war ay ka naxeen Qaxootiga Soomaalida Kenya
- Oct 3, 2017
Barnaamijka Cunadda Aduunka ee QM ayaa isniintii ku dhawaaqay in la dhimi  doono Qoontada ...
japan Weerar ka dhacay gobolka Kashmir
- Oct 3, 2017
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ...
xabsi Somali Canadian oo lagu xiray Canada
- Oct 2, 2017
Booliiska dalka Canada ayaa Xiray Nin Soomaali ah kaasi oo Gaari iyo Tooreey ku ...
ciidan Howlgalka Xaslinta oo wali laga sameenayo Banaadir
- Oct 2, 2017
Ciidmada dowladda Soomaliaya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qaqabtay waxa ay ka sameeyeen ...
wareguul Qorshaha cusub ee Wasiradda Hirshabelle
- Oct 2, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wareysi gaar ...