Deg Deg:-Xildhibaanada Puntland oo mooshin ka keenaya Xukuumada Cabdiweli Gaas

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Xildhibanada baralamanka maamulka puntlanad ayaa maanta yelan doono kulaa xasaasi ah oo ay uga hadalaaan moshin la shegya in soo gudbiyen xildhibano ka tirsan baralamanka mamulkaasi .

Xildhibaanada Caraysan oo la sheegayo in ay gaarayaan 40 Xildhibaan ayaa la sheegayaa in ay qoreen Mooshin ka dhan ahgolaha Wasiirada in ay xasaanada kala nqodaan.

Ajandayaasha horyaala kalfadhigga 39aad ee Baarlamaanka Puntland waxaa kamid ah in Golaha wakiilada la horkeeno dhamaan heshiisyada caalamiga ah ee Madaxweynaha Puntland galey iyo la xisaabtanka xukuumadda.

Fadhi Xildhibaanadu maanta oo isniin ah isugu yimaadeen ayey dood adag ka yeesheen Xukuumadda, qar ayaa soo jeediyey in xasaanada lagala noqdo Madaxweynaha iyo Kuxigeenka, halka qaar kale ay soo jeediyeen in loo yeero, waxaana uu maanata ahaa fadhigii ugu adkaa, waxaana fadhiyey xildhibaano ka badan 40.

Waxaa la aaminsan yahay in xiisadan ay kicisey dhaqaale Puntland ka soo galay Imaraadka Carabta taas oo qofkastaa doonaaya in uu weelkiisa darsado. Xildhibaanada Golaha Wakiilada Puntland ayaan looga baran la xisaabtanka xukuumadda, waxaana la is weydiinayaa sababta keentey mooshinka deg-deg ah.

Subaxnimada maanta  ayaa la ogaan natiijada kasoo baxda fadhiga mooshinkaasi lagu horgeenayo Barlamaanka.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

deg DEG DEG:-Dowladda Somalia oo beenisay in R/W Kheyre uu Diplomaasiyiin kula kulmay Hargeysa
- Jul 24, 2017
Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisey warar ay soo qortay jaraa'idka Indian Ocean Newsletter, ...
al shabab Ganacsatada Soomaaliyeed oo looga digay inay Garsoor u raadsadaan Al shabaab
- Jul 23, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amaro cusub. 1. In aan la aqbali doonin in Al-Shabaab ...
morata Chelsea oo £60 milyan kula soo wareegaysa Alvaro Morata
- Jul 20, 2017
Kooxda Chelsea ayaa la gaartay Real Madrid heshiis ay 60 milyan oo Pound kagala ...
al shabab Al-shabab oo soo cusboonaysiiyay Dagaalkooda ka dhanka ah Abu Mansur
- Jul 20, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa xaqiijinaya in dagaalamayaasha Alshabaab ay dib u soo ...
duq Faah Faahin:-Duqeyn ka dhacday saldhig Al-shabaab ay ku leeyihiin Jubada Hoose
- Jul 18, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in duqeyn dhinaca cirka ah uu ...
iraq Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan Aargoosiga Mosul
- Jul 18, 2017
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Ciraq ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay weerarada aargoosiga ah ...
deg Deg Deg:-Xildhibaanada Puntland oo mooshin ka keenaya Xukuumada Cabdiweli Gaas
- Jul 18, 2017
Xildhibanada baralamanka maamulka puntlanad ayaa maanta yelan doono kulaa xasaasi ah oo ay uga ...
CIIDAN Askari Soomaali ah oo dil ka gaystay Dalka Mareykanka
- Jul 18, 2017
Warbaahinta gobalka Minnesota ayaa shaacisay magaca askari toogasho ku dilay haweeneey caddaana oo sabtidii ...
deg Deg Deg:-Hogaamiyaha Daacishta Soomaaliya oo badalaya Abuubakar Al-Bagdaadi (DHAGEYSO -WARBIXIN)
- Jul 17, 2017
Warar soo baxaya ayaa xaqiijinaya in hogaamiyaha Daacish garabka Soomaaliya Shekh Cabduqaadir Mumin uu ...
amisom AMISOM oo beenisay in Haweyney ku dileen duleedka Muqdisho
- Jul 17, 2017
Howgalha Midowga Africa ee Somalia AMISOM ayaa Beeniyay in Kolonyo ka Tirsan ay Haweneey ...