Kenya oo soo bandhigtay magacyada & Sawirada rag ka tirsan Al shabab

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Booliis ka Kenya ayaa soo saaray feejignaan amaan oo ku wajahan Shan ruux oo la Tuhunsanyahay in ay dhalinyadda Kenyan ka ah ku qanciyaan in ay Somaliya usoo socdaalaan si ay Al-shabaab ugu Biiraan.
Booliiska ayaa Dadweeynaha ugu Baaqay in ay si mutadawacnimo ah ku soo Gudbiyaan xogta Sahli karta in lasoo xiro Abdullahi Jarso Kotola, Hassan Jarso Kotola, Hassan Abdalla Mushi, James Kimanthi Masai, Hamisi Swaleh Abdalla and Rama Mbwana Mbega.
Abdullahi Jarso Kotola oo ka yimid Marsabit ayaa la sheegay in uu kamid yahy Garabka Hubeeysan ee Al-shabaab oo uu Boos Muhiim ah ka joogo.
Booliiska Kenya ayaa feejignaanta Amaan ee ay soosaareen ku sheegay in Cabdullahi Jarso Katolla la rumeeysanyahay in uu ka qeeyb qaatay Weerarkii Mpeketoni lagu qaaday Bishii Jun 2014 kii laguna dilay Dad badan oo aan waxaba Galabsan
Sidoo kale Booliisku Nin kaan waxaa ay ku shegeen in intii uu joogay Tuuladiisii Marsabit oo ahaa wadaad dadka Wacdiya, islamarkaana uu Fursad u helay in uu dhalinyadda Kenyan ka ah ku dhiiri galiyo in ay Al-shabaab ku Biiraan.
“Fursadda uu uhelay dhalinyadda imaanaya Masjidka si ay ugu tukadaan ayuu uga faa iideeystay in uu dhax galo uu u qoro Al-shabaab” ayuu Booliisku ku yiri feejignaanta Amaanka ee uu soo saaray.
Ragga kale uu Booliisku Xusay waxaa kamdi ah kuwo uu Booliisku sheegay in ay Soomaaliya ku tababarteen kadib ay Dalka Kenya dib ugu laabteen oo ay kaqeeyb qaaten Weerarro wadankaasi ka dhacay.
Kenya waxaa soo gaaray dhibaatooyi ka dhashay weerarro dhowr ah oo ay Al-shabaab ka geeysteen, inkastoo Dowladdu Amaanka adkeysayna, weerarradu kama Baaqsan.
Gobolka Qogooyi Bari qeeybo kamid ah oo ay deeganadda Xeebuhu ku jiraan ayaa waxaa ka dhacay Weerarro isu jira toogasho, Bombooyin, waxyaabaha Qarxa ee dhulka lagu aaso, dad badan ayeyna dhibaato kasoo gaartay.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

bakaaro Xasaasi:-Maxaa ka jira eedeymaha sheegaya in ganacsatadu ay lacag siiso Shabaab?
- Jul 25, 2017
Mid ka mid ah qodobadii kasoo baxay shirkii golaha wasiirada Federaalka ee Magaalada Kismaayo ...
qarax Faah Faahin:-Qarax dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Dalka Afgaanistan
- Jul 25, 2017
Ugu yaraan 35 ruux ayaa ku dhimatay tobaneeyo kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib ...
deg DEG DEG:-Dowladda Somalia oo beenisay in R/W Kheyre uu Diplomaasiyiin kula kulmay Hargeysa
- Jul 24, 2017
Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisey warar ay soo qortay jaraa'idka Indian Ocean Newsletter, ...
al shabab Ganacsatada Soomaaliyeed oo looga digay inay Garsoor u raadsadaan Al shabaab
- Jul 23, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amaro cusub. 1. In aan la aqbali doonin in Al-Shabaab ...
morata Chelsea oo £60 milyan kula soo wareegaysa Alvaro Morata
- Jul 20, 2017
Kooxda Chelsea ayaa la gaartay Real Madrid heshiis ay 60 milyan oo Pound kagala ...
al shabab Al-shabab oo soo cusboonaysiiyay Dagaalkooda ka dhanka ah Abu Mansur
- Jul 20, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa xaqiijinaya in dagaalamayaasha Alshabaab ay dib u soo ...
duq Faah Faahin:-Duqeyn ka dhacday saldhig Al-shabaab ay ku leeyihiin Jubada Hoose
- Jul 18, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in duqeyn dhinaca cirka ah uu ...
iraq Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan Aargoosiga Mosul
- Jul 18, 2017
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Ciraq ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay weerarada aargoosiga ah ...
deg Deg Deg:-Xildhibaanada Puntland oo mooshin ka keenaya Xukuumada Cabdiweli Gaas
- Jul 18, 2017
Xildhibanada baralamanka maamulka puntlanad ayaa maanta yelan doono kulaa xasaasi ah oo ay uga ...
CIIDAN Askari Soomaali ah oo dil ka gaystay Dalka Mareykanka
- Jul 18, 2017
Warbaahinta gobalka Minnesota ayaa shaacisay magaca askari toogasho ku dilay haweeneey caddaana oo sabtidii ...