Mareykanka oo war culus kasoo saray Duqeyn ka dhacday Shabelaha Hoose

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Military-ga Mareeykanka ayaa Isniintii shegay in uu qaaday Duqeeyn loo Adeegsaday diyaarada Drones ka ah oo ka dhan Xarakadda Al-shabaab ee Xiriirka laleh Ururweeynaha al-qaacidda, weerarkaana wa weerarkii Labaad tan iyo Markii Madaxweeyne Donald Trump oo Waasiciyay Xeerka Howgaladda Argagixiso la Dirirka ee Somaaliya Bishii March ee Sanadkaan.
Weerarku waxaa uu dhacay 2:30 PM Duhurmino ee Axaddii, waxaana uu imaanaya Sadax Bilood kadib markii uu Trump meelmariyay Qaabka loo qaadayo weeradda Duqeeymaha ah Xittaa Marka aysan ahyn isdifaac.
“Waxaan Hadda Qiimeeyneeynaa Natiijoyinkii Howlagaladda, waxaan Bixindoonaa Faahfaahin dheeri ah Marka ugu Haboon” ayuu yiy Audricia Harris oo ah Afayeenka Pantigon-ka Mareeykanka.
Saraakiil American ah ayaa sheegay in isbuucyadda dhow uu Military-ga Mareeykanku qaadi doono Duqeeymo ka dhan ah Al-shabaab kuwaas oo kordhiyay Weeraradooda, Dagaalyahanno Tababartay, Hub iyo Sanaadna Keeydsaday.
“Ciidamadda Mareykanku waxaa ay wadaan Taageradda Doowladda Faderalka ah ee Soomaalaiya iyo Ciidamadda Xoogga iyo Saaxiibaden AMISOM, waxaayna Tageerayaan Wiiqidda Al-shabaab iyo in Nabadgaliyo laga Abuuro Soomaaliya” ayaa Markale newyork Times waxaa ay ka soo Xigatay Major Harris.
Sadax Isbuuc ka Hor Gaashaan dhigga Mareeykanku waxaa ay waxay qaadeen Duqeeyn ay Drone u adeegssadeen, waxaayna Duqeeyntaas ku qaadeen XarunTalis iyo Mid Sanadeed oo ay Alshabaab Leeyihiin Degmadda Saakoow oo 185 Mlie kaga Beegan koofur Galbeed Magaaladda Muqdisho.
Taliska Mareeykanka ee Qaaradda Africana waxaa uu Taliska Al-shabaab ay horaan Duqeeyeen ku shegeen in uu ahaa mid Al-shaaba ay wereradda ka Abaabulijireen, ayna Sagaalkii Bilood ee u dambeeysay ka qaadeen Weerarro ay la Beegsadeen Xarrumaha AMISOM ee Somalia oo ay ka Furteen Hub aad u fara BAdan.
Sikastaba Saraakiisha Mareeykaku Ma eeysan shaacin Warbixin Faahfaahsan oo ku aadan Cidda ay weerarkooda kudileen.
Balse Masuuliyiinta Gobolka Shabeelaha Hoose oo uu Weerarku ka dhacay ayaa KNN u sheegay in Weerarka lal Beegsaday Sargal ka tirsan Al-shabaab oo ay Kamid ahaa Masuul qaaabilsan dagaaladda Al-shabaab ay ka wadaan Buuraha Bari e Gal-gala.

 


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

al shababb Al-shababkii ugu badnaa oo ka gudbay Xadka Somalia & Kenya
- Oct 14, 2017
Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen raadinta koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo ...
farmaajo Farmaajo oo cambaareeyay Weerarkii Las Vegas
- Oct 3, 2017
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Qornaa Luuqada Engilsih-ka ayaa lagu ...
_97984027_15b91fcf-84a2-4684-bff7-f94f1f9fde04 R/W Kheyre oo ka hadlay lacago badan oo ay ka heleen Sacuudiga
- Oct 3, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey ...
somaliland Somaliland oo walaac ka muujisay saldhiga Turkiga ee Muqdisho
- Oct 3, 2017
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo la hadlay Saxafadda Gudaha Somaliland ayaa ...
farmaajo1-620x330 Madaxweyne Farmaajo maanta u safraya Sudan
- Oct 3, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ...
qaxoo WFP oo soo saaray war ay ka naxeen Qaxootiga Soomaalida Kenya
- Oct 3, 2017
Barnaamijka Cunadda Aduunka ee QM ayaa isniintii ku dhawaaqay in la dhimi  doono Qoontada ...
japan Weerar ka dhacay gobolka Kashmir
- Oct 3, 2017
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ...
xabsi Somali Canadian oo lagu xiray Canada
- Oct 2, 2017
Booliiska dalka Canada ayaa Xiray Nin Soomaali ah kaasi oo Gaari iyo Tooreey ku ...
ciidan Howlgalka Xaslinta oo wali laga sameenayo Banaadir
- Oct 2, 2017
Ciidmada dowladda Soomaliaya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qaqabtay waxa ay ka sameeyeen ...
wareguul Qorshaha cusub ee Wasiradda Hirshabelle
- Oct 2, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wareysi gaar ...