Deg Deg:-Mareykanka Oo Liiska Argagixisanimada Ka Saaray Sheekh Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur).

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Mareykanka ayaa Liiskiisa Argagixisanimada Ka Saaray Sheekh Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur).Abuu Mansuur Waxaa uu Soo ahaa Guddoomiyaha Maxakamaddii Islaamiga ahayd ee Midowga Maxkamadaha Ka Tirsanneed ee Al-Furqaan, Afhayeenka Al-Shabaab iyo Amiir Ku Xigeenka Al-Shabaab.

Sanadihii Ugu Dambeeyay Waxa uu Gooni Ka ahaa Al-Shabaab, Waxaana Jiray Qilaaf u Dhaxeeyay Isaga iyo Hogaanka Al-Shabaab ee Qaarkood Markii Dambe La Dilay.

Khilaafka uu Uga Gooni Noqday Al-Shabaab oo uusan Wali Ka Hadlin Abuu Mansuur Waxaa Ku Dhintay Amiiro Al-Shabaab Ka Tirsanaa, Kuwana Waxay Ku Qasbanaadeen Iney Baxsadaan, Markii Dambena ay Qaarkood Usoo Gacan Galaan Dowladda.

Waxayse Baxsashada uu Abuu Mansuur Uga Badbaaday Al-Shabaab Keentay Rajo ah Iney Suurtagal Tahay Inuu Wadaadku Kusoo Biiri Karo Dowladda ama uu Ugu Yaraan Noqon Karo Mucaarad Dabacsan.

Si Cad Looma Oga Hadda Halka uu Rasmi ahaan Ku Nool Yahay ama uu Joogo Wadaadku, Balse Waxaa La Sheegaa Inuu Ku Sugan Yahay oo uu Ilaalo Xoogan oo Beeshiisaa, Una Dascada, Ku Haysto Meel Ka Tirsan Bay ama Bakool.

Warkaan Waa La Sugayay Waayadaan, Laakiin Waxay Su’aashu Tahay “Maxa ay Arrintan Ka Dhigan Tahay”? Dowladda Maxaa Fursad ah oo ay Fureysaa? Maxayse Sheekha Qudhiisa Uga Dhigan Tahay Go’aanka Mareykanka?


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

deg DEG DEG:-Dowladda Somalia oo beenisay in R/W Kheyre uu Diplomaasiyiin kula kulmay Hargeysa
- Jul 24, 2017
Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisey warar ay soo qortay jaraa'idka Indian Ocean Newsletter, ...
al shabab Ganacsatada Soomaaliyeed oo looga digay inay Garsoor u raadsadaan Al shabaab
- Jul 23, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amaro cusub. 1. In aan la aqbali doonin in Al-Shabaab ...
morata Chelsea oo £60 milyan kula soo wareegaysa Alvaro Morata
- Jul 20, 2017
Kooxda Chelsea ayaa la gaartay Real Madrid heshiis ay 60 milyan oo Pound kagala ...
al shabab Al-shabab oo soo cusboonaysiiyay Dagaalkooda ka dhanka ah Abu Mansur
- Jul 20, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa xaqiijinaya in dagaalamayaasha Alshabaab ay dib u soo ...
duq Faah Faahin:-Duqeyn ka dhacday saldhig Al-shabaab ay ku leeyihiin Jubada Hoose
- Jul 18, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in duqeyn dhinaca cirka ah uu ...
iraq Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan Aargoosiga Mosul
- Jul 18, 2017
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Ciraq ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay weerarada aargoosiga ah ...
deg Deg Deg:-Xildhibaanada Puntland oo mooshin ka keenaya Xukuumada Cabdiweli Gaas
- Jul 18, 2017
Xildhibanada baralamanka maamulka puntlanad ayaa maanta yelan doono kulaa xasaasi ah oo ay uga ...
CIIDAN Askari Soomaali ah oo dil ka gaystay Dalka Mareykanka
- Jul 18, 2017
Warbaahinta gobalka Minnesota ayaa shaacisay magaca askari toogasho ku dilay haweeneey caddaana oo sabtidii ...
deg Deg Deg:-Hogaamiyaha Daacishta Soomaaliya oo badalaya Abuubakar Al-Bagdaadi (DHAGEYSO -WARBIXIN)
- Jul 17, 2017
Warar soo baxaya ayaa xaqiijinaya in hogaamiyaha Daacish garabka Soomaaliya Shekh Cabduqaadir Mumin uu ...
amisom AMISOM oo beenisay in Haweyney ku dileen duleedka Muqdisho
- Jul 17, 2017
Howgalha Midowga Africa ee Somalia AMISOM ayaa Beeniyay in Kolonyo ka Tirsan ay Haweneey ...