Amnesty International oo ku baaqday in xayiraad la saaro Israa’iil

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Hay’adda xuquuqda aadanaha u dooda ee Amnesty International ayaa beesha caalamka ugu baaqaday inay xanibaad saarto dhamaan alaabta sida sharci darrada ah looga soo saaro degaanka ay Isra’iil ka dhistay dhulka Falastiniyiinta iyo in la soo gebagebeeyo faa’iidada laga helayo malaayiinka doolar ee horseedayo colaadda iyo tacaddiyada xuquuqda aadanaha ee ay Isra’il u geysanayso Falastiniyiinta.

Alaabo uu qiimahoodu gaaraya boqolaal milyan oo doolar ayaa laga soo saaraa deegannada Israa’iil ay ka samaysay dhulka Falastiniyiinta, taasi oo sanad walba dibedda loo dhoofiyo, ayadoo dalal badanna ay degamayntaasi ka soo horjeedaan.

Sida ay sheegtay hay’adda Amnesty International, siyaasadda Israaii’l ee ay shacabkeeda ku dejinayso dhulka la haysta ee Falastiin ayaa horseeday in tiro badan oo dad ah loo geysto tacaddiyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha.

Kumanaan kun oo guryo iyo hanti ah oo ay leeyihiin dad Falastiniyiin ah ayay burburisay Isra’iil, halka boqolal kun oo qofna si xoog ah looga barakiciyay

 

 


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

al shababb Al-shababkii ugu badnaa oo ka gudbay Xadka Somalia & Kenya
- Oct 14, 2017
Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen raadinta koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo ...
farmaajo Farmaajo oo cambaareeyay Weerarkii Las Vegas
- Oct 3, 2017
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Qornaa Luuqada Engilsih-ka ayaa lagu ...
_97984027_15b91fcf-84a2-4684-bff7-f94f1f9fde04 R/W Kheyre oo ka hadlay lacago badan oo ay ka heleen Sacuudiga
- Oct 3, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey ...
somaliland Somaliland oo walaac ka muujisay saldhiga Turkiga ee Muqdisho
- Oct 3, 2017
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo la hadlay Saxafadda Gudaha Somaliland ayaa ...
farmaajo1-620x330 Madaxweyne Farmaajo maanta u safraya Sudan
- Oct 3, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ...
qaxoo WFP oo soo saaray war ay ka naxeen Qaxootiga Soomaalida Kenya
- Oct 3, 2017
Barnaamijka Cunadda Aduunka ee QM ayaa isniintii ku dhawaaqay in la dhimi  doono Qoontada ...
japan Weerar ka dhacay gobolka Kashmir
- Oct 3, 2017
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ...
xabsi Somali Canadian oo lagu xiray Canada
- Oct 2, 2017
Booliiska dalka Canada ayaa Xiray Nin Soomaali ah kaasi oo Gaari iyo Tooreey ku ...
ciidan Howlgalka Xaslinta oo wali laga sameenayo Banaadir
- Oct 2, 2017
Ciidmada dowladda Soomaliaya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qaqabtay waxa ay ka sameeyeen ...
wareguul Qorshaha cusub ee Wasiradda Hirshabelle
- Oct 2, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wareysi gaar ...