Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka oo howlo afur qeybin ah ka wadda Muqdisho. [Sawirro]

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Hay’adda Bisha Cas ee dowladda Imaaraadka Carabta ayaa maalintii 9-aad waxa ay ka wadaa magaalada Muqdisho howlo Afurin iyo Raashin bisil loogu qeybinayo dadka masaakiinta ah si loo caawiyo Qoysaska danta yar inta lagu guda Jiro Bisha barekesan ee Ramdan.

Mashruuca Afurinta oo ay Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka carabta ka waddo Magaalada Muqdisho  waxaa ka faa’iideysanaya maalin kasta Boqolaal qoys kuwaas oo isugu jira barakacayaal, iyo dadka danta yar ee ku nool degmooyinka gobolka Banaadir.

Howlaha Afurinta waxaa laga sameeyaa Dhamaan Degmooyinka Gobolka Banaadir iyada oo Maalin kasta laga qeybiyo Afar degmo.

Degmooyinka ay bisha Cas Imaaraadka Carabta manta deeqda raashinka bisil ka qeybiisay waxaa ka mid ah Waabari, Hodon, Cabdicasiis, iyo Boondheere, iyadoo Raashinkaasi Afurinta ah ay ka faa’iideysteen qoysas aad u fara badan oo ku nool degmooyinkaas.

Dadkii ka faa’ideystay afurintan ayaa uga mahadceliyay Hay’adda Bisha Cas ee Dowladda Imaaraatka Carabta afrunta ay usameeysay oo ay sheegeen in ay ku soo beegantay xilli ay si aad ah ugu baahnaayeen islamarkaana ay tahay mid waxbadan u tareeysa.

Qaar ka mid ah Dadkii ka faa’ideystay afrunta ayaa ku amaanay Dawlada aan walaalaha nahay ee Imaaraadka Carabta sida ay had iyo jeer u garab taagantahay  Shacabka Soomaaliyeed, iyagoo tilmaamay in Dowladda Imaaraadka Carabta iyo Hey’adaheeda samafalka ay mar walba oo la gaaro Bisha barajeysan ee Ramadaan ay taageero iyo Kaalmo la garab taagan yihiin shacabka Soomaaliyeed.

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa kamid ah dowladaha Carbeed ee markasta taageerada joogtada ah lagarab taagan Shacabka Soomaaliyeed iyo dowladooda, taageeradaas oo isugu jirta dhinacyada Siyaasadda, dhaqaalaha, Caafimaadka, Bini’aadanimada, u gar-gaaridda dadka Soomaaliyeed ee Abaaruha ay saameeyeen.

1 IMG-JBG IMG-JBG 2 IMG-JBG صورة1 صورة2 صورة3 صورة4 صورة5 صورة7 صورة9


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

bakaaro Xasaasi:-Maxaa ka jira eedeymaha sheegaya in ganacsatadu ay lacag siiso Shabaab?
- Jul 25, 2017
Mid ka mid ah qodobadii kasoo baxay shirkii golaha wasiirada Federaalka ee Magaalada Kismaayo ...
qarax Faah Faahin:-Qarax dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Dalka Afgaanistan
- Jul 25, 2017
Ugu yaraan 35 ruux ayaa ku dhimatay tobaneeyo kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib ...
deg DEG DEG:-Dowladda Somalia oo beenisay in R/W Kheyre uu Diplomaasiyiin kula kulmay Hargeysa
- Jul 24, 2017
Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisey warar ay soo qortay jaraa'idka Indian Ocean Newsletter, ...
al shabab Ganacsatada Soomaaliyeed oo looga digay inay Garsoor u raadsadaan Al shabaab
- Jul 23, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amaro cusub. 1. In aan la aqbali doonin in Al-Shabaab ...
morata Chelsea oo £60 milyan kula soo wareegaysa Alvaro Morata
- Jul 20, 2017
Kooxda Chelsea ayaa la gaartay Real Madrid heshiis ay 60 milyan oo Pound kagala ...
al shabab Al-shabab oo soo cusboonaysiiyay Dagaalkooda ka dhanka ah Abu Mansur
- Jul 20, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa xaqiijinaya in dagaalamayaasha Alshabaab ay dib u soo ...
duq Faah Faahin:-Duqeyn ka dhacday saldhig Al-shabaab ay ku leeyihiin Jubada Hoose
- Jul 18, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in duqeyn dhinaca cirka ah uu ...
iraq Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan Aargoosiga Mosul
- Jul 18, 2017
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Ciraq ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay weerarada aargoosiga ah ...
deg Deg Deg:-Xildhibaanada Puntland oo mooshin ka keenaya Xukuumada Cabdiweli Gaas
- Jul 18, 2017
Xildhibanada baralamanka maamulka puntlanad ayaa maanta yelan doono kulaa xasaasi ah oo ay uga ...
CIIDAN Askari Soomaali ah oo dil ka gaystay Dalka Mareykanka
- Jul 18, 2017
Warbaahinta gobalka Minnesota ayaa shaacisay magaca askari toogasho ku dilay haweeneey caddaana oo sabtidii ...