Madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan Kismaayo

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in la filaayo in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo uu booqdo magaalada Kismaayo oo xarun KMG u ah maamulka Jubaland.

Wararlka waxa ay intaasi ku darayaan in todobaadkan la filaayo Farmaajo inuu Kismaayo kulamo kula soo qaato Madaxda Jubaland sida Madaxweynaha maamulkaasi Axmed Madoobe.

Goob joogayaal ayaa sheegaya in Kismaayo laga dareemayo diyaar garowga loogu jiro soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo.

Arimaha ugu muhiimsan ee laga wada hadli doono waxaa kamid ah amaanka,dhaqaalaha kasoo baxa degada iyo Garoonka Kismaayo iyo diyaarinta qoshaha Militry ee lagu weerarayo Al-shabaab.

 


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

degg Wasiirkii hore arimaha Dibada Somalia oo Geeriyooday
- Aug 16, 2017
Aalla ha u naxariistee waxaa xalay magaalada San Diego ee gobolka California ee dalkan ...
deg Dowladda Somalia oo xaqiijisay wada hadal ay kula jirto Mukhtaar Robow
- Aug 15, 2017
Siyaasadda Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa aasaas u ah in shakhsigii ka waantooba falalka argagaxisnimada ...
deg Deg Deg:Madaxweynaha Hirshabeelle oo la eryay 11 Bilood kadib
- Aug 14, 2017
Madaxweynaha Hirshabeelle oo la eryay 11 Bilood kadib 76 Xildhibaan ayaa Fadhisay, 68 ayaa Mooshinkii ...
burkina 17 qof oo ku dhintay weerar ka dhacay Burkina Faso
- Aug 14, 2017
Toddoba iyo toban qof ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen weerar looga shakisan ...
mo farah Mo Farah oo ku guuldarreystay orodka shanta kun ee mitir
- Aug 13, 2017
Orodyahanka asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya balse u orda Britain, Maxamed Faarax (Mo Farah) ...
buha Waa sidee xaalada caafimaad ee madaxwaynaha Nigeria?
- Aug 13, 2017
Madaxwaynaha dalka Nigeria Muhammadu Buhari oo sanadkan intiisa badan ku sugnaa London oo lagu ...
deg Deg Deg:-Mukhtaar Roobow oo gaaray Xudur & Al-shabaabkii…
- Aug 13, 2017
Mukhtaar Roobow Cali loona yaqaan Abuu Mansuur, ayaa lagu soo warramayaa inuu gaaray magaalada ...
ciidan Ciidanka xooga dalka oo la wareegay deegaankii lagu dagaalamay Abal ee Bokool
- Aug 12, 2017
Tafaasiil dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa dagaal 24kii saacadood aynu soo dhaafnay gudohooda ...
kenya Waa kuma Uhuru Kenyatta?
- Aug 12, 2017
Uhuru Kenyatta ayaa mar labaad loo doortay inuu noqdo madaxweynaha Kenya, sida uu shaaciyay ...
kenyatta Kenyatta oo ku guuleystay doorashadii Kenya
- Aug 12, 2017
Guddiga doorashada ee dalka Kenya ayaa ku dhawaaqay in madaxweyne Uhuru Kenyatta uu mar ...