Golaha amaanka oo ogolaaday Ciidamo dheerad ah oo Somalia la keeno

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Golaha Amaanka ee QM ayaa u ogolaaday Wadamadda Xubnaha ka ah Midow Africa in ay in ay Ciidamo geynkaraan Soomaaliya Illaa iyo Bisha 31 August ee Sanadkan.

Qaraarka ay Soo saareen Golaha Amaanka ee Q moo Tirsigiisu ahaa 2355 ayaa lagu yiri “waxaa la go,aamiyay in xaaladda Soomaaliya ay wali Qatar ku tahay Nabadda Caalamka iyo Amaanka Gobolka” waxaana Qaraarkaaas si loo dhanyahay u qaatay 15 ka Xubnood ee Golaha amaanka ee QM sida uu dhigayo Cutubka Todobaad ee Dastuurka QM.

Goluhu waxaa uu sidoo kale Go,aansaday in Howlgalka Midowga Africa ee Soomaliya AMISOM uu ku koobnaado Tiradda ugu Badan ee Hadda loo ogolyahay oo ah 22,126 Askari oo labisan dharka Ciidamadda, Sidoo kale waxaa Howlhalka loo ogolaaday in ay Qaadaan Dhamaan Talaabooyinka lagama Maarmaanka ah si ay Waajibkooda u Gutaan.

Golaha amaanka ayaa si gooni ah uso Hadal Qaaday waajibaadka AMISOM ee Quseeya Yareeynta Qatarta Al-shabaab iyo Ururadda kale e Hubeeysan ka Imaaneeysa iyo Xasilinta Xaaladda Amaan iyo midda siyaasadeeed ee Soomaaliya.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

deg DEG DEG:-Dowladda Somalia oo beenisay in R/W Kheyre uu Diplomaasiyiin kula kulmay Hargeysa
- Jul 24, 2017
Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisey warar ay soo qortay jaraa'idka Indian Ocean Newsletter, ...
al shabab Ganacsatada Soomaaliyeed oo looga digay inay Garsoor u raadsadaan Al shabaab
- Jul 23, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amaro cusub. 1. In aan la aqbali doonin in Al-Shabaab ...
morata Chelsea oo £60 milyan kula soo wareegaysa Alvaro Morata
- Jul 20, 2017
Kooxda Chelsea ayaa la gaartay Real Madrid heshiis ay 60 milyan oo Pound kagala ...
al shabab Al-shabab oo soo cusboonaysiiyay Dagaalkooda ka dhanka ah Abu Mansur
- Jul 20, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa xaqiijinaya in dagaalamayaasha Alshabaab ay dib u soo ...
duq Faah Faahin:-Duqeyn ka dhacday saldhig Al-shabaab ay ku leeyihiin Jubada Hoose
- Jul 18, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in duqeyn dhinaca cirka ah uu ...
iraq Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan Aargoosiga Mosul
- Jul 18, 2017
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Ciraq ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay weerarada aargoosiga ah ...
deg Deg Deg:-Xildhibaanada Puntland oo mooshin ka keenaya Xukuumada Cabdiweli Gaas
- Jul 18, 2017
Xildhibanada baralamanka maamulka puntlanad ayaa maanta yelan doono kulaa xasaasi ah oo ay uga ...
CIIDAN Askari Soomaali ah oo dil ka gaystay Dalka Mareykanka
- Jul 18, 2017
Warbaahinta gobalka Minnesota ayaa shaacisay magaca askari toogasho ku dilay haweeneey caddaana oo sabtidii ...
deg Deg Deg:-Hogaamiyaha Daacishta Soomaaliya oo badalaya Abuubakar Al-Bagdaadi (DHAGEYSO -WARBIXIN)
- Jul 17, 2017
Warar soo baxaya ayaa xaqiijinaya in hogaamiyaha Daacish garabka Soomaaliya Shekh Cabduqaadir Mumin uu ...
amisom AMISOM oo beenisay in Haweyney ku dileen duleedka Muqdisho
- Jul 17, 2017
Howgalha Midowga Africa ee Somalia AMISOM ayaa Beeniyay in Kolonyo ka Tirsan ay Haweneey ...