Nin ”cunsuri” ah oo weeraray haweeney Soomaali ah oo uur ah

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

David Gallacher oo 37 jir ah ayaa bishii Agost ee sannadkii hore weeraray gabar Soomaaliyeed oo la yiraahdo Samsam Xaji Cali oo ku sugnaa degmada Bletchley oo ku taala Buckinghamshire ee dalka Britain.

Ninka weeraraka geystay ayaa qirtay in uu geystey jir dil iyo aflagaado.

Xaakimka xukumay David waxaa uu ku tilmaamey in uu ninkani uu yahay “Cunsuri Xun“.

Maxkamada Aylesbury ayaa dhageysatey dacwada ka dhanka ah ninkani, waxaana la sheegay in uu aflagaadeeyay gabadaha oo uu ku yiri “dharkaaga khariban ayaad halkan la timid”

Seyga marwo Samsam oo lagu magacaaabo Cabdullahi Suleemaan oo isku dayay in uu dejiyo xaalada ayaa waxaa madaxa dhalo khamri ah iyo baraf uu gacanta ku sitay kaga dhuftay David Gallacher, waxaana uu sidoo kale beerka ka laaday Samsam oo uur laheyd.

Xaakimka lagu magacaabo Francis Sheridan oo dhageystay kiiskan aya waxaa uu sheegay in Samsam ay u sheegtey David Gallacher in ay uur tahay, balse waa uu iska indha tiray, laadkii ayuu na kusii waday, waxaana uu ka tagay iyada oo dhulka garguuraneysa, kaddib waxay dareentey dhiig ka yimid kahor inta aaney dareemin in ilmihii uu ka soo dhacay oo ay dilantay.

Xaakim Sheridan waxaa kale oo uu sheegey in uu ilmuhu caafimaad qabay kahor inta aanan la weerarin hooyadiis, waxaana uu intaa ku daray in laadka lagu dhuftay gabadha ay sabab tahay in uu ilmaha uu ka soo dhaca hooyada.

“Eedeysanahani waa cunsuri, luuqada uu isticmaalayeyna waxay ahayd cunsurinimo,” waxaa sidaasi yiri xaakimka.

Waxaana uu u sheegay in dembiga geystay in la gaaray “xilligii aad baran laheyd cunsurinimada iyo dhaqanka xun inay yihiin waxyaabo laga soo gudbey”.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

al shababb Al-shababkii ugu badnaa oo ka gudbay Xadka Somalia & Kenya
- Oct 14, 2017
Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen raadinta koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo ...
farmaajo Farmaajo oo cambaareeyay Weerarkii Las Vegas
- Oct 3, 2017
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Qornaa Luuqada Engilsih-ka ayaa lagu ...
_97984027_15b91fcf-84a2-4684-bff7-f94f1f9fde04 R/W Kheyre oo ka hadlay lacago badan oo ay ka heleen Sacuudiga
- Oct 3, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey ...
somaliland Somaliland oo walaac ka muujisay saldhiga Turkiga ee Muqdisho
- Oct 3, 2017
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo la hadlay Saxafadda Gudaha Somaliland ayaa ...
farmaajo1-620x330 Madaxweyne Farmaajo maanta u safraya Sudan
- Oct 3, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ...
qaxoo WFP oo soo saaray war ay ka naxeen Qaxootiga Soomaalida Kenya
- Oct 3, 2017
Barnaamijka Cunadda Aduunka ee QM ayaa isniintii ku dhawaaqay in la dhimi  doono Qoontada ...
japan Weerar ka dhacay gobolka Kashmir
- Oct 3, 2017
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ...
xabsi Somali Canadian oo lagu xiray Canada
- Oct 2, 2017
Booliiska dalka Canada ayaa Xiray Nin Soomaali ah kaasi oo Gaari iyo Tooreey ku ...
ciidan Howlgalka Xaslinta oo wali laga sameenayo Banaadir
- Oct 2, 2017
Ciidmada dowladda Soomaliaya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qaqabtay waxa ay ka sameeyeen ...
wareguul Qorshaha cusub ee Wasiradda Hirshabelle
- Oct 2, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wareysi gaar ...