Deg Deg:-Madaxweyne Farmaajo oo saakay u amba baxay Sacuudiga

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Soomaaliya ayaa saakay u amba baxay dalka Sacuudiga halkaasi ay kaga qeyb galayaan shirka u dhaxeeya wadamada islaamka iyo Mareykanka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa horey casuumad uga helay shirkan boqorka dalka Sacuudiga waxana uu qeyb ka noqon doona ilaa 40hogaamiye oo ka socota wadamada islaamka ee shirka lagu casuumay.

Shirkaan ayaa inta badan waxaa diirada lagu saari doona arimaha argagexisada iyo iskaashi ay sameeyaan wadamada Islaamka iyo Mareykanka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa inta uu shirka socdo waxa uu si gaar gaar ah ula kulmi doonaa Madaxda islaamka ka socoto.

Waxaa jira warar sheegaya in madaxweyne Farmaajo uu kulan gaar ah la qaadan doono madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo isaga maanta shirka frumaya ka jeedin doona qudbad uu ku raadinayo in wadamada islaamka iyo Mareykanka u miidaan ka hortaga xagjirnimada.

 


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

degg Wasiirkii hore arimaha Dibada Somalia oo Geeriyooday
- Aug 16, 2017
Aalla ha u naxariistee waxaa xalay magaalada San Diego ee gobolka California ee dalkan ...
deg Dowladda Somalia oo xaqiijisay wada hadal ay kula jirto Mukhtaar Robow
- Aug 15, 2017
Siyaasadda Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa aasaas u ah in shakhsigii ka waantooba falalka argagaxisnimada ...
deg Deg Deg:Madaxweynaha Hirshabeelle oo la eryay 11 Bilood kadib
- Aug 14, 2017
Madaxweynaha Hirshabeelle oo la eryay 11 Bilood kadib 76 Xildhibaan ayaa Fadhisay, 68 ayaa Mooshinkii ...
burkina 17 qof oo ku dhintay weerar ka dhacay Burkina Faso
- Aug 14, 2017
Toddoba iyo toban qof ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen weerar looga shakisan ...
mo farah Mo Farah oo ku guuldarreystay orodka shanta kun ee mitir
- Aug 13, 2017
Orodyahanka asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya balse u orda Britain, Maxamed Faarax (Mo Farah) ...
buha Waa sidee xaalada caafimaad ee madaxwaynaha Nigeria?
- Aug 13, 2017
Madaxwaynaha dalka Nigeria Muhammadu Buhari oo sanadkan intiisa badan ku sugnaa London oo lagu ...
deg Deg Deg:-Mukhtaar Roobow oo gaaray Xudur & Al-shabaabkii…
- Aug 13, 2017
Mukhtaar Roobow Cali loona yaqaan Abuu Mansuur, ayaa lagu soo warramayaa inuu gaaray magaalada ...
ciidan Ciidanka xooga dalka oo la wareegay deegaankii lagu dagaalamay Abal ee Bokool
- Aug 12, 2017
Tafaasiil dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa dagaal 24kii saacadood aynu soo dhaafnay gudohooda ...
kenya Waa kuma Uhuru Kenyatta?
- Aug 12, 2017
Uhuru Kenyatta ayaa mar labaad loo doortay inuu noqdo madaxweynaha Kenya, sida uu shaaciyay ...
kenyatta Kenyatta oo ku guuleystay doorashadii Kenya
- Aug 12, 2017
Guddiga doorashada ee dalka Kenya ayaa ku dhawaaqay in madaxweyne Uhuru Kenyatta uu mar ...