Madaxweynaha Dalka Iraan Rouhani oo ku horeeya doorashada Iran

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Dalka Iran waxaa la soo gabgabeeyay codbixinta doorashada madaxweynaha. Wararka hor dhaca ee la helayo waxaa ay muujinaya in madaxweynaha xilka haya Hassan Rouhani uu markale u muuqato in uu ku guleysan doono doorashada madaxtinimada ee dalkaasi.

Balse ninka ay is hayaan ee Ebrahim Raisi ayaa durbaba gudbiyay cabasho, kaddib markii uu sheegay in doorashadani ay hareeyeen wax isdaba marin.

Mr Rohani aya wax ka bedelay xiriirka Iran iyo beesha caalamka, hasa yeeshee waxaa intii uu hayay xilka gaabis ku socday dhaqaalaha dalkaasi. Heshiis ay Iran laba sanno kahor la saxiixatay wadamada reer galbeedka ee dhanka barnaamijkeeda nukleyrka ayaa waxaa uu horseeday in Iran laga qaado inta badan cunaqabateyntii sarneyd.

Mr Raisi oo ay aad isugu dhawyihiin hogaamiyaha ruuxiga ee Iran, Ayatollah Khamenei ayaa dhaliilay qaabka loo maareeyay dhaqaalaha dalkiisa iyo saameynta sii kordheyso ee wadamada shisheeye ay ku yesheen Iran.

Waxaana maanta lagu wadaa in lagu dhawaaqo natiijada kama dambeysta ee doorashada, balse hadii ay dhacdo in la waayo musharax hela in ka badan boqolkiiba konton, waxay taasi noqoneysa in labada ugu sareeya oo kala ah Rouhani iyo Rais ay usoo gudbaan wareega labaad ee Doorashada.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

al shababb Al-shababkii ugu badnaa oo ka gudbay Xadka Somalia & Kenya
- Oct 14, 2017
Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen raadinta koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo ...
farmaajo Farmaajo oo cambaareeyay Weerarkii Las Vegas
- Oct 3, 2017
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Qornaa Luuqada Engilsih-ka ayaa lagu ...
_97984027_15b91fcf-84a2-4684-bff7-f94f1f9fde04 R/W Kheyre oo ka hadlay lacago badan oo ay ka heleen Sacuudiga
- Oct 3, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey ...
somaliland Somaliland oo walaac ka muujisay saldhiga Turkiga ee Muqdisho
- Oct 3, 2017
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo la hadlay Saxafadda Gudaha Somaliland ayaa ...
farmaajo1-620x330 Madaxweyne Farmaajo maanta u safraya Sudan
- Oct 3, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ...
qaxoo WFP oo soo saaray war ay ka naxeen Qaxootiga Soomaalida Kenya
- Oct 3, 2017
Barnaamijka Cunadda Aduunka ee QM ayaa isniintii ku dhawaaqay in la dhimi  doono Qoontada ...
japan Weerar ka dhacay gobolka Kashmir
- Oct 3, 2017
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ...
xabsi Somali Canadian oo lagu xiray Canada
- Oct 2, 2017
Booliiska dalka Canada ayaa Xiray Nin Soomaali ah kaasi oo Gaari iyo Tooreey ku ...
ciidan Howlgalka Xaslinta oo wali laga sameenayo Banaadir
- Oct 2, 2017
Ciidmada dowladda Soomaliaya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qaqabtay waxa ay ka sameeyeen ...
wareguul Qorshaha cusub ee Wasiradda Hirshabelle
- Oct 2, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wareysi gaar ...