R/W Kheyre oo maanta ka qeyb galaya Shirka Dooxa

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta qudbad uu kaga hadlaayo xaalada Soomaaliya waxa uu ka jeedinayaa shirka looga hadlayo arimaha maalgashiga iyo xasilinta amaanka meelaha colaadaha ay ka jiraan ee wadamada Africa iyo Bariga dhexe.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa shirka Doxa kusoo hadal qaadi doona sida ay xukuumadiisa muhiim ugu tahay sidii loo taageri lahaa arimaha abaaraha,amaanka iyo maalgashi.

Soomaaliya ayaa la sheegay in muhiimad gaar ah ay u leedahay shirkaan oo diirada lagu saari doono wadamada so koraya sida loo kaabi lahaa.

Shirka ayaa maanta oo Axad ah ka furmaya magaalada Doxa.

Wakaalada Wararka u baahisa Qatar ee Qana ayaa daabacday kulan ay wada qaaten Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wasiirka arimaha dibada dalka Qatar Sheekh Maxamed Bin Cabdiraxman Al-thani oo ay isla meel dhigeen xiriirka labada dal iyo arimo kale oo muhiim ah.

 


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

deg DEG DEG:-Dowladda Somalia oo beenisay in R/W Kheyre uu Diplomaasiyiin kula kulmay Hargeysa
- Jul 24, 2017
Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisey warar ay soo qortay jaraa'idka Indian Ocean Newsletter, ...
al shabab Ganacsatada Soomaaliyeed oo looga digay inay Garsoor u raadsadaan Al shabaab
- Jul 23, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amaro cusub. 1. In aan la aqbali doonin in Al-Shabaab ...
morata Chelsea oo £60 milyan kula soo wareegaysa Alvaro Morata
- Jul 20, 2017
Kooxda Chelsea ayaa la gaartay Real Madrid heshiis ay 60 milyan oo Pound kagala ...
al shabab Al-shabab oo soo cusboonaysiiyay Dagaalkooda ka dhanka ah Abu Mansur
- Jul 20, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa xaqiijinaya in dagaalamayaasha Alshabaab ay dib u soo ...
duq Faah Faahin:-Duqeyn ka dhacday saldhig Al-shabaab ay ku leeyihiin Jubada Hoose
- Jul 18, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in duqeyn dhinaca cirka ah uu ...
iraq Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan Aargoosiga Mosul
- Jul 18, 2017
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Ciraq ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay weerarada aargoosiga ah ...
deg Deg Deg:-Xildhibaanada Puntland oo mooshin ka keenaya Xukuumada Cabdiweli Gaas
- Jul 18, 2017
Xildhibanada baralamanka maamulka puntlanad ayaa maanta yelan doono kulaa xasaasi ah oo ay uga ...
CIIDAN Askari Soomaali ah oo dil ka gaystay Dalka Mareykanka
- Jul 18, 2017
Warbaahinta gobalka Minnesota ayaa shaacisay magaca askari toogasho ku dilay haweeneey caddaana oo sabtidii ...
deg Deg Deg:-Hogaamiyaha Daacishta Soomaaliya oo badalaya Abuubakar Al-Bagdaadi (DHAGEYSO -WARBIXIN)
- Jul 17, 2017
Warar soo baxaya ayaa xaqiijinaya in hogaamiyaha Daacish garabka Soomaaliya Shekh Cabduqaadir Mumin uu ...
amisom AMISOM oo beenisay in Haweyney ku dileen duleedka Muqdisho
- Jul 17, 2017
Howgalha Midowga Africa ee Somalia AMISOM ayaa Beeniyay in Kolonyo ka Tirsan ay Haweneey ...