Shir Caalami ah oo maanta ka dhacaya Muqdisho

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Kulan loogu Golol xaarayo shirka Magaaladda London ka furmaya 11 Bishaan ayaa Maanta waxaa uu ka dhacayaa magaaladda Muqdisho Gaar ahaan Xeradda Xalane.

Shirka maana waxaa ka qeeyb galaya Madaxda ugu Sareeysa Doowladda Federalka Soomaaliya, QM, Midowga Europe, iyo Britain.

Waxaa shirkaan lagusoo qaadi doon aa Arrimo Quseeya Soomaliya Gaar ahaan Hisiisyo Quseeya iskaashiga Caalamiga ah ee Dhex maraya Soomaaliya Bulshadda Caalamka.

Dhamaan Hisiisyadii lagu sixiisi lahaa Magaladda London 11 ka May 2017 ayaa lafilayaa inlagu Diyaariyo shirka Maanta ka dhaca Muqdisho ee dhabaha u xaaraya Midka London.

Shirkaan waxaa ka Horreeyay Shir Magaaladda Muqdisho ka dhacay Sabtidii lasoo dhaafay oo dhexmaray Masuuliyiinta doowladda iyi Masuuliyiinta QM ee Muqdisho, waxaa shirkii Sabtidii lagu soo Hadalqaaday sidii is fahan buuxa loola tagi Lahaa shirka Caalamiga ee London ee 11 ka May.

Kulanta Maanta ee dhexmaraya Beesha caalamka iyo Somaaliya waxaa uu kii Hore ugu  Duwanyahay Tiradda iyo Heerka Ergadda ka qeeyb galeeysa, oo xittaa ay qeeyb ka yihiin Masuuliyiin ka Imaanaya Doowladda Britain iyo Midowga Europe.

Ujeedadda ugu Muhiimsan ee kulankaan waa Diyaarinta Hisiisyadda iskaashiga Caalamiga ah iyo in la isku Fahmo Siyaasadaha Horumarineed ee Muhiimadda la siinayo sanadaha Soosocda islamarkaana lagu Soo qaadayo Shirka Bulshadda Caalamka iyo Soomaaliya ay 11 ka May isugu Imaanayaan.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Germany Sigmar Gabriel oo shalay Muqdisho yimid ayaa sidoo kale la filayaa in uu shirka Maanta ka qeeyb galo.

Masuuliyiinta Doowladda dhexe ayaa dadaaaladii ugu Badnaa Galinaya sidii ay Bulshadda Caalamka uga Dhaadhicin lahaayeen dahana Muhiimka ah ee Soomaaliya ay ubaahantahay in laga Garabsiiyo.

 


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

al shababb Al-shababkii ugu badnaa oo ka gudbay Xadka Somalia & Kenya
- Oct 14, 2017
Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen raadinta koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo ...
farmaajo Farmaajo oo cambaareeyay Weerarkii Las Vegas
- Oct 3, 2017
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Qornaa Luuqada Engilsih-ka ayaa lagu ...
_97984027_15b91fcf-84a2-4684-bff7-f94f1f9fde04 R/W Kheyre oo ka hadlay lacago badan oo ay ka heleen Sacuudiga
- Oct 3, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey ...
somaliland Somaliland oo walaac ka muujisay saldhiga Turkiga ee Muqdisho
- Oct 3, 2017
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo la hadlay Saxafadda Gudaha Somaliland ayaa ...
farmaajo1-620x330 Madaxweyne Farmaajo maanta u safraya Sudan
- Oct 3, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ...
qaxoo WFP oo soo saaray war ay ka naxeen Qaxootiga Soomaalida Kenya
- Oct 3, 2017
Barnaamijka Cunadda Aduunka ee QM ayaa isniintii ku dhawaaqay in la dhimi  doono Qoontada ...
japan Weerar ka dhacay gobolka Kashmir
- Oct 3, 2017
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ...
xabsi Somali Canadian oo lagu xiray Canada
- Oct 2, 2017
Booliiska dalka Canada ayaa Xiray Nin Soomaali ah kaasi oo Gaari iyo Tooreey ku ...
ciidan Howlgalka Xaslinta oo wali laga sameenayo Banaadir
- Oct 2, 2017
Ciidmada dowladda Soomaliaya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qaqabtay waxa ay ka sameeyeen ...
wareguul Qorshaha cusub ee Wasiradda Hirshabelle
- Oct 2, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wareysi gaar ...