Mareykanka oo Ka Hadlay Soo Laabashada Burcad Badeedda

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Sarkaal sare oo ka tirsan Dowlada Mareykanka ayaa sheegay in kooxaha burcad badeedka ay kusoo laabteen biyaha ka baxsan Xeebaha Soomaaliya, balse kororka weerarada maraakiibta ganacsi aysan wali noqon kuwo leh jiho loo raaco.

Weeraradan cusub ayaa imanaya kadib shan sano oo uu gobolka ka nastay weerarada burcad badeedka oo heerki ugu xumaa gaaray inti u dhaxeysay sanadihii 2010-2012-kii.

Arrintaasi waxay keentay in ciidamada badda Mareykanka iyo kuwa Midowga Yurub ay qaadaan olole weyn oo ka dhan ahaa burcad badeeda.

Shir jaraa,id oo ay si wada jir ah shalay ugu qabteen dalka Jabuuti xoghayaha difaaca Mareykanka Jim Mattis iyo taliyaha ciidanka Mareykanka ka jooga Africa ayey ku sheegeen in ay jireen dhowrki todobaad ee lasoo dhaafay ilaa iyo lix weerar oo ay burcad badeedu ku qaadeen maraakiib ganacsi oo ahaa kuwo u nugul weerarka.

Xoghayaha difaaca Mareykanka wuxuu sheegay in xitaa hadii ay sii socdaan weerarada burcad badeedda uusan fileyn in taasi ay sababi doonto in Mareykanka uu qaado tallaabo weyn oo dhinaca milatariga ah.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

FB_IMG_1502907420771 Kulliyada Shareecada ee Jaamacadda UNISO oo ardey qaadanaysa
- Aug 17, 2017
Kulliyadda Shareecadda iyo Daraasaatka Islaamka ee Jaamacadda Soomaaliya (UNISO) waxay ugu bishaaraynaysaa dhamaan ardada ...
degg Wasiirkii hore arimaha Dibada Somalia oo Geeriyooday
- Aug 16, 2017
Aalla ha u naxariistee waxaa xalay magaalada San Diego ee gobolka California ee dalkan ...
deg Dowladda Somalia oo xaqiijisay wada hadal ay kula jirto Mukhtaar Robow
- Aug 15, 2017
Siyaasadda Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa aasaas u ah in shakhsigii ka waantooba falalka argagaxisnimada ...
deg Deg Deg:Madaxweynaha Hirshabeelle oo la eryay 11 Bilood kadib
- Aug 14, 2017
Madaxweynaha Hirshabeelle oo la eryay 11 Bilood kadib 76 Xildhibaan ayaa Fadhisay, 68 ayaa Mooshinkii ...
burkina 17 qof oo ku dhintay weerar ka dhacay Burkina Faso
- Aug 14, 2017
Toddoba iyo toban qof ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen weerar looga shakisan ...
mo farah Mo Farah oo ku guuldarreystay orodka shanta kun ee mitir
- Aug 13, 2017
Orodyahanka asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya balse u orda Britain, Maxamed Faarax (Mo Farah) ...
buha Waa sidee xaalada caafimaad ee madaxwaynaha Nigeria?
- Aug 13, 2017
Madaxwaynaha dalka Nigeria Muhammadu Buhari oo sanadkan intiisa badan ku sugnaa London oo lagu ...
deg Deg Deg:-Mukhtaar Roobow oo gaaray Xudur & Al-shabaabkii…
- Aug 13, 2017
Mukhtaar Roobow Cali loona yaqaan Abuu Mansuur, ayaa lagu soo warramayaa inuu gaaray magaalada ...
ciidan Ciidanka xooga dalka oo la wareegay deegaankii lagu dagaalamay Abal ee Bokool
- Aug 12, 2017
Tafaasiil dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa dagaal 24kii saacadood aynu soo dhaafnay gudohooda ...
kenya Waa kuma Uhuru Kenyatta?
- Aug 12, 2017
Uhuru Kenyatta ayaa mar labaad loo doortay inuu noqdo madaxweynaha Kenya, sida uu shaaciyay ...