Dowladda oo shaqada ka ceyrisay madaxii sirdoonka

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Madaxweynaha Nigeria ayaa si ku meel gaar ah shaqada uga joojiyay madaxa ciidamada sirdoonka ka dib markii todobaadkii hore laga helay guri ku yaala magaalada Lagos lacag ka badan afartan milyan oo Dollar.

Madaxweynaha ayaa amarkan shaqo joojinta ah bixiyey kadib markii madaxa sirdoonka, Ayo Oke, uu sheegey in ay lacagtani qayb ka tahay miisaaniyada hay’adda oo loo isticmaalayey howlgalo la xidhiidha amaanka.

Gurigan oo ku yaala magaalada Lagos, ayaa laga heley lacag gaadheysa ilaa 40 millyan oo Dollar, sida uu sheegay guddiga la dagaalanka musuqmaasuqa ee dalka Nigeria.

Mas’uuuliyiintu waxay sheegeen inay weerareen gurigaasi markii lagu wargeliyay in haweenay dhar wasakheysan xiran ay boorsooyin badan gelisay gurigaasi. Dhaqdhaqaaqeeda ayay darisku ka shakiyeen.

Baarayaashu waxay sidoo kale ka helaan gurigaasi oo ka kooban afar qol £27,800 iyo 23 milyan oo Naira oo u dhiganta $75,000, sida uu sheegay guddiga la dagaalanka dambiyada dhaqaalaha ee EFCC.

Waxa haatan socda baadhitaan lagu eegayo sida ay hay’adda sirdoonka lacag intaas leeg ay usoo gashay.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

al shababb Al-shababkii ugu badnaa oo ka gudbay Xadka Somalia & Kenya
- Oct 14, 2017
Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen raadinta koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo ...
farmaajo Farmaajo oo cambaareeyay Weerarkii Las Vegas
- Oct 3, 2017
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Qornaa Luuqada Engilsih-ka ayaa lagu ...
_97984027_15b91fcf-84a2-4684-bff7-f94f1f9fde04 R/W Kheyre oo ka hadlay lacago badan oo ay ka heleen Sacuudiga
- Oct 3, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey ...
somaliland Somaliland oo walaac ka muujisay saldhiga Turkiga ee Muqdisho
- Oct 3, 2017
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo la hadlay Saxafadda Gudaha Somaliland ayaa ...
farmaajo1-620x330 Madaxweyne Farmaajo maanta u safraya Sudan
- Oct 3, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ...
qaxoo WFP oo soo saaray war ay ka naxeen Qaxootiga Soomaalida Kenya
- Oct 3, 2017
Barnaamijka Cunadda Aduunka ee QM ayaa isniintii ku dhawaaqay in la dhimi  doono Qoontada ...
japan Weerar ka dhacay gobolka Kashmir
- Oct 3, 2017
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ...
xabsi Somali Canadian oo lagu xiray Canada
- Oct 2, 2017
Booliiska dalka Canada ayaa Xiray Nin Soomaali ah kaasi oo Gaari iyo Tooreey ku ...
ciidan Howlgalka Xaslinta oo wali laga sameenayo Banaadir
- Oct 2, 2017
Ciidmada dowladda Soomaliaya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qaqabtay waxa ay ka sameeyeen ...
wareguul Qorshaha cusub ee Wasiradda Hirshabelle
- Oct 2, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wareysi gaar ...