Eritrea oo la sheegay inay taagerayso Al-shabaab

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Safiirka Jabuti u fadhiya Golaha amaanka Ambassador Mohamed Siad Doualeh ayaa faah faahin ka bixiyay xaalada amni ee Soomaaliya.

Ambassador Mohamed Siad Doualeh waxa uu yiri “waxaan la wadaageynaa madaxweynha Golaha amaanka in wali ay jirto khatarta Al-shabab ay ku leedahay xasilonida iyo amaanka Soomaaliya waxana ay sii kordhisay weerarada ay ka geesanayso caasimada,waxana ay diideen cafiskii uu u fiday madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdulahi Maxamed”,Ambassador Mohamed Siad Doualeh ayaa taageray in la kordhiyo ciidamada AMISOM ee Somalia ka howlgalaya si ay awood ugu yeeshan iyaga iyo kuwa qaranka Soomaaliya in laga saaro melaha wali ay ku sugan yihiin Al-shabab.

Dowladda Jabuti ayaa ugu baaqday Golaha amaanka in looga baahan yahay inay taageran hogaamiyasha cusub ee Somalia si ay u soo celiyaan amaanka iyo shacabka inay ku dhex baahiyaan cadaalada.

Arimaha la xiriira Erateriya Ambassador Mohamed Siad Doualeh waxa uu sheegay inay wali daremayaan walaac ku aadan in aysan jirin wali iskaashi ay dowladda la sameyso kooxda dabagalka QM ee cuni qabateenta Somalia iyo Eratariya,waxa uu safiirka ku eedayay in ay carqaladaysay baaritaanka kooxdaasi.

Jabuuti ayaa ku eedeysay xukuumada Eratareya inay siiw ado taagerada ay siinayaan Al-shabab si magangalyo,tababar iyo hub lagu taagero dhaq dhaqaaqa Al-shabab,waxana sidoo kale ay maal galinayan koox hubaysan ay oo isku dayaysa inay xukunka ka ridaan dowladda Jabuuti.

 


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

al shababb Al-shababkii ugu badnaa oo ka gudbay Xadka Somalia & Kenya
- Oct 14, 2017
Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen raadinta koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo ...
farmaajo Farmaajo oo cambaareeyay Weerarkii Las Vegas
- Oct 3, 2017
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Qornaa Luuqada Engilsih-ka ayaa lagu ...
_97984027_15b91fcf-84a2-4684-bff7-f94f1f9fde04 R/W Kheyre oo ka hadlay lacago badan oo ay ka heleen Sacuudiga
- Oct 3, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey ...
somaliland Somaliland oo walaac ka muujisay saldhiga Turkiga ee Muqdisho
- Oct 3, 2017
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo la hadlay Saxafadda Gudaha Somaliland ayaa ...
farmaajo1-620x330 Madaxweyne Farmaajo maanta u safraya Sudan
- Oct 3, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ...
qaxoo WFP oo soo saaray war ay ka naxeen Qaxootiga Soomaalida Kenya
- Oct 3, 2017
Barnaamijka Cunadda Aduunka ee QM ayaa isniintii ku dhawaaqay in la dhimi  doono Qoontada ...
japan Weerar ka dhacay gobolka Kashmir
- Oct 3, 2017
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ...
xabsi Somali Canadian oo lagu xiray Canada
- Oct 2, 2017
Booliiska dalka Canada ayaa Xiray Nin Soomaali ah kaasi oo Gaari iyo Tooreey ku ...
ciidan Howlgalka Xaslinta oo wali laga sameenayo Banaadir
- Oct 2, 2017
Ciidmada dowladda Soomaliaya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qaqabtay waxa ay ka sameeyeen ...
wareguul Qorshaha cusub ee Wasiradda Hirshabelle
- Oct 2, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wareysi gaar ...