Soomaali badan oo ku biirtay Qaxootiga Dadaab

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Abaara jira ayaa ugu yaraan 2000 oo soomali ah waxaa ay ku qasbeen in ay ka goshaan xuduudda Soomaaliya iyo Kenya iyagoo galaya Xeradda Dhadhaab sidaas waxaa sheegtay Heeydda QM ee Qoxootiga UNHCR.

“Warbixinadda Aas-aasiga ah ee la helayo ayaa muujinaya in in kabadan intii la filayay ay wadadda kusoo joraan” ayey Daabacday Heey’adda Caalamia ah ee |Qoxootigu.

Ku dhawaad 100 Ruux ka oo ka mid ah kuwa dhawaan gaaray Xeryaha dhadhaab waa Qxootigii horay uga soo laabsay Xeryaha Qoxootiga ee Soomaaliya ku Yimid Barnaamijka dib u celinta Qiyaariga ah.

UNCHR ayaa intaas ku dartay in Barakaca ka dhashay Abaaraha uu isi soo tarayo.

In Abadan 500,000 oo Soomaali ah ayaa Guryaahodii Faarujiyay Tan iyo Bishii November ee Sanadkii Hore

Dad badan oo Qorsheynayay in Iskood Soomaaliya ugu soo laabtaan ayaa ka Niyad Jabay Hamigoodii Markii ay arken Diifta ka Muuqata Dadka dhawaan Gaaray Xeryaha dhadhaab.

Heey’adaha ku Howlan Barnaamijka Dib u celinta ayaa horay u shaaciyay in ku dhawaad 60,000 oo Soomali ah ay dhadhaab ka soo laabteen tan iyo Waqtigi la bilaabay Barnaamijka Dib u celinta ee December 2014..

 

 


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

FB_IMG_1502907420771 Kulliyada Shareecada ee Jaamacadda UNISO oo ardey qaadanaysa
- Aug 17, 2017
Kulliyadda Shareecadda iyo Daraasaatka Islaamka ee Jaamacadda Soomaaliya (UNISO) waxay ugu bishaaraynaysaa dhamaan ardada ...
degg Wasiirkii hore arimaha Dibada Somalia oo Geeriyooday
- Aug 16, 2017
Aalla ha u naxariistee waxaa xalay magaalada San Diego ee gobolka California ee dalkan ...
deg Dowladda Somalia oo xaqiijisay wada hadal ay kula jirto Mukhtaar Robow
- Aug 15, 2017
Siyaasadda Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa aasaas u ah in shakhsigii ka waantooba falalka argagaxisnimada ...
deg Deg Deg:Madaxweynaha Hirshabeelle oo la eryay 11 Bilood kadib
- Aug 14, 2017
Madaxweynaha Hirshabeelle oo la eryay 11 Bilood kadib 76 Xildhibaan ayaa Fadhisay, 68 ayaa Mooshinkii ...
burkina 17 qof oo ku dhintay weerar ka dhacay Burkina Faso
- Aug 14, 2017
Toddoba iyo toban qof ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen weerar looga shakisan ...
mo farah Mo Farah oo ku guuldarreystay orodka shanta kun ee mitir
- Aug 13, 2017
Orodyahanka asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya balse u orda Britain, Maxamed Faarax (Mo Farah) ...
buha Waa sidee xaalada caafimaad ee madaxwaynaha Nigeria?
- Aug 13, 2017
Madaxwaynaha dalka Nigeria Muhammadu Buhari oo sanadkan intiisa badan ku sugnaa London oo lagu ...
deg Deg Deg:-Mukhtaar Roobow oo gaaray Xudur & Al-shabaabkii…
- Aug 13, 2017
Mukhtaar Roobow Cali loona yaqaan Abuu Mansuur, ayaa lagu soo warramayaa inuu gaaray magaalada ...
ciidan Ciidanka xooga dalka oo la wareegay deegaankii lagu dagaalamay Abal ee Bokool
- Aug 12, 2017
Tafaasiil dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa dagaal 24kii saacadood aynu soo dhaafnay gudohooda ...
kenya Waa kuma Uhuru Kenyatta?
- Aug 12, 2017
Uhuru Kenyatta ayaa mar labaad loo doortay inuu noqdo madaxweynaha Kenya, sida uu shaaciyay ...