XOG:-Ethiopia & Jabuuti oo ku fashilmay Saldhiga Imaaradka ka dhisanayo Barbara

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Dhaq dhaqaaqyada dhismaha saldhiga military ee dowladda Imaaradka Carabta ka dhisanayso magaalada Barbera ee Somaliland ayaa si weyn waxa ay u caro galisay Dowladaha Jabuuti iyo Ethiopia,waxana Imaradka ay saldhigaan ku doonaysa balaarinta howlgalkeedi ka dhanka ah Xuutiyiinta Yemen.

Warbixino sir ah oo ay heleen warbaahinta carabta ayaa muujisay in Ethiopia iyo Jabuti ay isku dayeen inay is hortaag ku sameeyaan saldhigaasi inta aysan meel marin Barlamanka Somaliland,Sida warbixinada sirta ah ay sheegayaan Ethiopia ayaa ku fashilantay cadaadis ay saartay Barlamaanka Somaliland inuusan meel marin heeshiska Imaradka,sidoo kale Jabuuti ayaa sameeysay isku day midkaasi lamid ah balse waji gabax kala kulantay maamulka Madaxweyne Siilaanyo.

Dowladda Jabuuti ayaa ka dalbatay Sacad Cali wasiirka arimaha dibada Somaliland in aysan meel marin Barlamankoodi heshiiskaasi u dhaxeeyay iyaga iyo Imaaradka.

Waqti hore madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa qaadacay heshiiskaasi waxana uu ugu hanjabay inay dacwad uga gudbin doonan QM maxaa yeelay waxaa lagu soo xadgudbay madax banaanidii Soomaaliya sida lagu xusay warbixinadaan sirta ah ay heleen warbaahinta Carabta.

Mucaradnimada ay sameyn rabeen dowladaha Ethiopia iyo Jabuti waxaa ku xoojinaysay Dowladda Sacuudiga oo diidaneyd in Imaaradka uu saldhig Military Somalia ka furto.

Waxaa xusid mudan in Sacuudiga uu ka baqayo in Masar oo xulufo dhow ay yihiin Imaaradka ay handado danaheeda dhinaca gobolka gaar ahaan isku dayga ay Ethiopia ay ku dooneyso biyo xiren ay ku sameyso wabegi Niil.

Soomaaliya ayaa hadda dhexda ka taagan hardanka u dhaxeeya Dowladaha Khaliijka oo dowladaha dariska ku ilaashanaya danahooda dhinaca amaanka.

 


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

al shababb Al-shababkii ugu badnaa oo ka gudbay Xadka Somalia & Kenya
- Oct 14, 2017
Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen raadinta koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo ...
farmaajo Farmaajo oo cambaareeyay Weerarkii Las Vegas
- Oct 3, 2017
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Qornaa Luuqada Engilsih-ka ayaa lagu ...
_97984027_15b91fcf-84a2-4684-bff7-f94f1f9fde04 R/W Kheyre oo ka hadlay lacago badan oo ay ka heleen Sacuudiga
- Oct 3, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey ...
somaliland Somaliland oo walaac ka muujisay saldhiga Turkiga ee Muqdisho
- Oct 3, 2017
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo la hadlay Saxafadda Gudaha Somaliland ayaa ...
farmaajo1-620x330 Madaxweyne Farmaajo maanta u safraya Sudan
- Oct 3, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ...
qaxoo WFP oo soo saaray war ay ka naxeen Qaxootiga Soomaalida Kenya
- Oct 3, 2017
Barnaamijka Cunadda Aduunka ee QM ayaa isniintii ku dhawaaqay in la dhimi  doono Qoontada ...
japan Weerar ka dhacay gobolka Kashmir
- Oct 3, 2017
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ...
xabsi Somali Canadian oo lagu xiray Canada
- Oct 2, 2017
Booliiska dalka Canada ayaa Xiray Nin Soomaali ah kaasi oo Gaari iyo Tooreey ku ...
ciidan Howlgalka Xaslinta oo wali laga sameenayo Banaadir
- Oct 2, 2017
Ciidmada dowladda Soomaliaya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qaqabtay waxa ay ka sameeyeen ...
wareguul Qorshaha cusub ee Wasiradda Hirshabelle
- Oct 2, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wareysi gaar ...