Daacish oo markii ugu horeeysay dil ka fulisay Muqdisho

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Warbaahinta Ururka Daacish ee fadhigiisu yahay dalalka Ciraaq iyo Syria ayaa markii ugu horreysay sheegtay in Ciidanka ka tirsan ururkaas ay Muqdisho ku dileen Sarkaal ka tirsan Nabad Sugidda Soomaaliya.

Warbaahinta Daacish ee loo yaqaan Acmaaq,ayaa lagu baahiyay sheegashada dilka sarkaalka ka tirsanaa Nabad Sugidda Soomaaliya kaas oo magaciisa lagu sheegay Muxiyaddiin Amadd,lana dilay 20kii Bishan.

Daacish waxaa ay horay u sheegatay weerarro ka dhacay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye oo laguq aaday AMISOM,sidoo kale waxaa ay sheegatay weerar lagu qaaday Hotel ku yaalla Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

Urur taabacsan Daacish ayaa sidoo kale qabsaday magaalada Qandala ee Gobolka Bari Bishoo October ee Sanadkii hore inkasta oo markii dambe ay ka saareen Ciidamada Maamulka Puntland.

Sheegashada dilka Amadi waxaa ay noqoneysaa weerarkii ugu horreeyay ee ay Daacish ka fulisay Muqdisho.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

degg Wasiirkii hore arimaha Dibada Somalia oo Geeriyooday
- Aug 16, 2017
Aalla ha u naxariistee waxaa xalay magaalada San Diego ee gobolka California ee dalkan ...
deg Dowladda Somalia oo xaqiijisay wada hadal ay kula jirto Mukhtaar Robow
- Aug 15, 2017
Siyaasadda Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa aasaas u ah in shakhsigii ka waantooba falalka argagaxisnimada ...
deg Deg Deg:Madaxweynaha Hirshabeelle oo la eryay 11 Bilood kadib
- Aug 14, 2017
Madaxweynaha Hirshabeelle oo la eryay 11 Bilood kadib 76 Xildhibaan ayaa Fadhisay, 68 ayaa Mooshinkii ...
burkina 17 qof oo ku dhintay weerar ka dhacay Burkina Faso
- Aug 14, 2017
Toddoba iyo toban qof ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen weerar looga shakisan ...
mo farah Mo Farah oo ku guuldarreystay orodka shanta kun ee mitir
- Aug 13, 2017
Orodyahanka asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya balse u orda Britain, Maxamed Faarax (Mo Farah) ...
buha Waa sidee xaalada caafimaad ee madaxwaynaha Nigeria?
- Aug 13, 2017
Madaxwaynaha dalka Nigeria Muhammadu Buhari oo sanadkan intiisa badan ku sugnaa London oo lagu ...
deg Deg Deg:-Mukhtaar Roobow oo gaaray Xudur & Al-shabaabkii…
- Aug 13, 2017
Mukhtaar Roobow Cali loona yaqaan Abuu Mansuur, ayaa lagu soo warramayaa inuu gaaray magaalada ...
ciidan Ciidanka xooga dalka oo la wareegay deegaankii lagu dagaalamay Abal ee Bokool
- Aug 12, 2017
Tafaasiil dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa dagaal 24kii saacadood aynu soo dhaafnay gudohooda ...
kenya Waa kuma Uhuru Kenyatta?
- Aug 12, 2017
Uhuru Kenyatta ayaa mar labaad loo doortay inuu noqdo madaxweynaha Kenya, sida uu shaaciyay ...
kenyatta Kenyatta oo ku guuleystay doorashadii Kenya
- Aug 12, 2017
Guddiga doorashada ee dalka Kenya ayaa ku dhawaaqay in madaxweyne Uhuru Kenyatta uu mar ...