Shirka IGAD oo maanta Furmaya & Farmaajo oo qudbad xamaasad leh ka jeedin doona

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Shir madaxeedka Urur goboleedka IGAD ayaa maanta ka furmaya magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya,madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo ayaa ka mid ah madaxda ka qeyb gali doonto shirkaasi oo diirada lagu saari doono arimaha qaxootiga Soomaaliya.

Waqti hore jimcihii waxaa gaaray Nairobi madaxweynaha Uganda Uweri Musafani iyo madax kale.

Wasiirka arimaha gudaha dalka Kenya oo ka qeyb galay shirka wasiirada ee bariga Africa ayaa sheegay in loo baahan yahay in laal qaado dhibaatada qaxootiga ay marti galisay Kenya.

Madaxweyne Farmaajo ayaa kusoo hadal qaadi doono shirka madaxda IGAD taagero balaaran oo dalkiisa laga siiyo caawinta dadka abaarahu ay ku sameeyen gudaha Soomaaliya.

Mas’uuliyiinta QM,midowga Yurub iyo maraykanka ayaa ka qeyb galaya shirkaasi.

Amaanka ayaa kamid ah waxyaabaha ugu muhiimsan ee lagu soo hadal qaadi doono shirka IGAD gaar ahaan howlgalka AMISOM iyo dhibaatada Alshabaab.

Madaxda IGAD ayaa la filayaa in gaba gabada kulankoodi ay kasoo saari doono qodobo muhiim u ah Soomaaliya oo dhinacyada amaanka,abaaraha iyo qaxootiga.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

bakaaro Xasaasi:-Maxaa ka jira eedeymaha sheegaya in ganacsatadu ay lacag siiso Shabaab?
- Jul 25, 2017
Mid ka mid ah qodobadii kasoo baxay shirkii golaha wasiirada Federaalka ee Magaalada Kismaayo ...
qarax Faah Faahin:-Qarax dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Dalka Afgaanistan
- Jul 25, 2017
Ugu yaraan 35 ruux ayaa ku dhimatay tobaneeyo kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib ...
deg DEG DEG:-Dowladda Somalia oo beenisay in R/W Kheyre uu Diplomaasiyiin kula kulmay Hargeysa
- Jul 24, 2017
Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisey warar ay soo qortay jaraa'idka Indian Ocean Newsletter, ...
al shabab Ganacsatada Soomaaliyeed oo looga digay inay Garsoor u raadsadaan Al shabaab
- Jul 23, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amaro cusub. 1. In aan la aqbali doonin in Al-Shabaab ...
morata Chelsea oo £60 milyan kula soo wareegaysa Alvaro Morata
- Jul 20, 2017
Kooxda Chelsea ayaa la gaartay Real Madrid heshiis ay 60 milyan oo Pound kagala ...
al shabab Al-shabab oo soo cusboonaysiiyay Dagaalkooda ka dhanka ah Abu Mansur
- Jul 20, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa xaqiijinaya in dagaalamayaasha Alshabaab ay dib u soo ...
duq Faah Faahin:-Duqeyn ka dhacday saldhig Al-shabaab ay ku leeyihiin Jubada Hoose
- Jul 18, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in duqeyn dhinaca cirka ah uu ...
iraq Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan Aargoosiga Mosul
- Jul 18, 2017
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Ciraq ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay weerarada aargoosiga ah ...
deg Deg Deg:-Xildhibaanada Puntland oo mooshin ka keenaya Xukuumada Cabdiweli Gaas
- Jul 18, 2017
Xildhibanada baralamanka maamulka puntlanad ayaa maanta yelan doono kulaa xasaasi ah oo ay uga ...
CIIDAN Askari Soomaali ah oo dil ka gaystay Dalka Mareykanka
- Jul 18, 2017
Warbaahinta gobalka Minnesota ayaa shaacisay magaca askari toogasho ku dilay haweeneey caddaana oo sabtidii ...