Deg Deg:-Madaxweynaha Turkiga oo imaanaya Soomaaliya

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Jariidad kasoo baxda dalka Turkiga ayaa sheegtay inay xukuumada Ankara diyaarinayso saldhigii ugu weynaa ee Miltri ah oo ay ka furnayso caasimada Somalia ee Muqdisho bisha soo socota ee April si ay tababar ugu furto ciidanka qaranka Soomaaliyeed si ay ugu suurta gasho xoojinta xasiloonida Somaaliya.

Jariidadaan oo la yiraahdo Daily Sabax ayaa sheegtay in ciidamada Turkiga ay tababari doonan ciidamada Militeriga Soomaaliya,saldhigaasi ay ciidamada ku tababari doonan ayaa laga hirgalinayaa degaanka Jaziira waxana ku bixi doonta lacag gaareysa 50Milion oo doolarka Mareykanka waxana ay qaada wax ku dhow 1000askari waxana dhulka saldhigaasi laga furayo uu dhan yahay 400Hiktar waxana ku yaala sedex iskuul ay kasoo baxayaan ciidamada qaranka Soomaaliyeed.

Waxaa la filayaa inuu yimaado madaxweynaha Turkiga rajab Dayib Ordugan iyo abaandulaha ciidamada Turkiha Khalusi Akar Muqdisho si ay uga qeyb galaan xaflada furitaanka saldhigasi Militery.

Wasiirka difaaca Soomaliya iyo taliyeyaasha ciidamada ayaa booqday saldhiga laga dhisayo Jaziira,madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada Soomaaliya ay diyaar u noqon doonan la wareegista amaanka dalka marka ay ka baxaan ciidamada AMISOM.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

degg Wasiirkii hore arimaha Dibada Somalia oo Geeriyooday
- Aug 16, 2017
Aalla ha u naxariistee waxaa xalay magaalada San Diego ee gobolka California ee dalkan ...
deg Dowladda Somalia oo xaqiijisay wada hadal ay kula jirto Mukhtaar Robow
- Aug 15, 2017
Siyaasadda Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa aasaas u ah in shakhsigii ka waantooba falalka argagaxisnimada ...
deg Deg Deg:Madaxweynaha Hirshabeelle oo la eryay 11 Bilood kadib
- Aug 14, 2017
Madaxweynaha Hirshabeelle oo la eryay 11 Bilood kadib 76 Xildhibaan ayaa Fadhisay, 68 ayaa Mooshinkii ...
burkina 17 qof oo ku dhintay weerar ka dhacay Burkina Faso
- Aug 14, 2017
Toddoba iyo toban qof ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen weerar looga shakisan ...
mo farah Mo Farah oo ku guuldarreystay orodka shanta kun ee mitir
- Aug 13, 2017
Orodyahanka asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya balse u orda Britain, Maxamed Faarax (Mo Farah) ...
buha Waa sidee xaalada caafimaad ee madaxwaynaha Nigeria?
- Aug 13, 2017
Madaxwaynaha dalka Nigeria Muhammadu Buhari oo sanadkan intiisa badan ku sugnaa London oo lagu ...
deg Deg Deg:-Mukhtaar Roobow oo gaaray Xudur & Al-shabaabkii…
- Aug 13, 2017
Mukhtaar Roobow Cali loona yaqaan Abuu Mansuur, ayaa lagu soo warramayaa inuu gaaray magaalada ...
ciidan Ciidanka xooga dalka oo la wareegay deegaankii lagu dagaalamay Abal ee Bokool
- Aug 12, 2017
Tafaasiil dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa dagaal 24kii saacadood aynu soo dhaafnay gudohooda ...
kenya Waa kuma Uhuru Kenyatta?
- Aug 12, 2017
Uhuru Kenyatta ayaa mar labaad loo doortay inuu noqdo madaxweynaha Kenya, sida uu shaaciyay ...
kenyatta Kenyatta oo ku guuleystay doorashadii Kenya
- Aug 12, 2017
Guddiga doorashada ee dalka Kenya ayaa ku dhawaaqay in madaxweyne Uhuru Kenyatta uu mar ...