Top News:-Gaas: “Faroole anigaa ku daray aqalka sare,in uu Puntland qasana maaha”

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/Wali Maxamed Cali Gaas,ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadallo maalmihii la soo dhaafay ka soo baxayay Siyaasiyiin ka mid ah kuwa Puntland.

Siyaasiyiintaas oo  ay ka midyihiin C/Raxmaan Faroole,Cali Xaaji Warsame iyo Faarax Cali Shire oo dhamaantood xilal ka soo qabtay Puntland ayaa Gaas ku dhaliilay amni darrada iyo gadoodka Ciidamada ka cabanaya Mushaar la’aanta ee Maamulka Puntland.

C/Wali Gaas oo mid mid ugu jawaabayay Siyaasiyiintaas ayaa ka billaabay C/Raxmaan Faroole,waxaana uu sheegay in isaga Gaas ah uu Faroole ku daray aqalka sare isaga oo ka filayay in uu noqdo Oday Soomaaliyeed,waxaana uu ugu baaqay in uusan ka shaqeyn nabad gelyo xumida Puntland.

Cali Xaaji Warsame oo Wasiirka Waxbarashada ka soo noqday Puntland iyo Faarax Cali Shire oo Wasiirka Maaliyadda ka soo noqday Puntland ayuu ku sheegay in ay yihiin Siyaasiyiin fashilmay waxaana uu ugu baaqay in ay sugaan fursaddooda Siyaasadeed ee 2018ka markaas oo ay puntland ka dhacayaan doorashooyinka madaxtinimo ee Puntland.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

bakaaro Xasaasi:-Maxaa ka jira eedeymaha sheegaya in ganacsatadu ay lacag siiso Shabaab?
- Jul 25, 2017
Mid ka mid ah qodobadii kasoo baxay shirkii golaha wasiirada Federaalka ee Magaalada Kismaayo ...
qarax Faah Faahin:-Qarax dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Dalka Afgaanistan
- Jul 25, 2017
Ugu yaraan 35 ruux ayaa ku dhimatay tobaneeyo kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib ...
deg DEG DEG:-Dowladda Somalia oo beenisay in R/W Kheyre uu Diplomaasiyiin kula kulmay Hargeysa
- Jul 24, 2017
Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisey warar ay soo qortay jaraa'idka Indian Ocean Newsletter, ...
al shabab Ganacsatada Soomaaliyeed oo looga digay inay Garsoor u raadsadaan Al shabaab
- Jul 23, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amaro cusub. 1. In aan la aqbali doonin in Al-Shabaab ...
morata Chelsea oo £60 milyan kula soo wareegaysa Alvaro Morata
- Jul 20, 2017
Kooxda Chelsea ayaa la gaartay Real Madrid heshiis ay 60 milyan oo Pound kagala ...
al shabab Al-shabab oo soo cusboonaysiiyay Dagaalkooda ka dhanka ah Abu Mansur
- Jul 20, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa xaqiijinaya in dagaalamayaasha Alshabaab ay dib u soo ...
duq Faah Faahin:-Duqeyn ka dhacday saldhig Al-shabaab ay ku leeyihiin Jubada Hoose
- Jul 18, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in duqeyn dhinaca cirka ah uu ...
iraq Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan Aargoosiga Mosul
- Jul 18, 2017
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Ciraq ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay weerarada aargoosiga ah ...
deg Deg Deg:-Xildhibaanada Puntland oo mooshin ka keenaya Xukuumada Cabdiweli Gaas
- Jul 18, 2017
Xildhibanada baralamanka maamulka puntlanad ayaa maanta yelan doono kulaa xasaasi ah oo ay uga ...
CIIDAN Askari Soomaali ah oo dil ka gaystay Dalka Mareykanka
- Jul 18, 2017
Warbaahinta gobalka Minnesota ayaa shaacisay magaca askari toogasho ku dilay haweeneey caddaana oo sabtidii ...