Madaxweyne Farmaajo oo bixiyay amar ciidamo badan lagu geeyay Suuqa Bakaaraha

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Dowladda Soomaaliya ayaa Ciidamo dheeraad ah geysay suuqa ugu weyn Soomalaiya ee Suuqa Bakaaraha oo mudooyinkan ku soo noqnoqdeen dabka baabi’iya Goobaha ganacsi.

Madaxweynaha Soomalaiya Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo aya la sheegay inuu bixiyay amarka ciidanka dgeeraadka ah lagu geeyay suuqa si looga hortago in marka dabka uu koco uu ku faafo meelo badqabtay markii hore.

Ciidamadan la geeyay Suuqa Bakaaraha ayaa isugu jira Boolis iyo Nabad Sugid waxeyna saldhigyo ka sameysteen xarumo markii hore ay gudaha Suuqa iyo hareerihiisa ku lahaayeen Ciidanka dowladda Soomalaiya.

Waxaa jirta tuhun ay qabto dowladda oo la xiriirta suurta galnimada iney siyaasad ka danbeyso dabkii baabi’iyay dhawaan goobo ganacsi oo lagu qiyaasay tiradooda iney gaareysay 90 Dukaan oo ay lahaayeen ganacsato Soomalaiyeed.

Suuqa Bakaaraha ayaa habeenkii Axada eheyd gelinkeeda danbe dab ka kacay wuxuuna saameeyay goobaha Maacuunta,Malabka,Digaaga iyo Suuqa Khaliifa oo kamid ah meelaha ay taalo hantida ugu badan ee leeyihiin ganacsatada Soomalaiyeed.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ka baaqday shalay socdaal lagu waday inuu kutago suuqa Bakaaraha, lamana sheegin waxa baajiyay Safarka Madaxweynaha waxaana badalkiisa Suuqa tagay Taliyayaasha Ciidanka Booliska iyo Nabad sugida Soomalaiya.

Xigasho MMC


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

bakaaro Xasaasi:-Maxaa ka jira eedeymaha sheegaya in ganacsatadu ay lacag siiso Shabaab?
- Jul 25, 2017
Mid ka mid ah qodobadii kasoo baxay shirkii golaha wasiirada Federaalka ee Magaalada Kismaayo ...
qarax Faah Faahin:-Qarax dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Dalka Afgaanistan
- Jul 25, 2017
Ugu yaraan 35 ruux ayaa ku dhimatay tobaneeyo kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib ...
deg DEG DEG:-Dowladda Somalia oo beenisay in R/W Kheyre uu Diplomaasiyiin kula kulmay Hargeysa
- Jul 24, 2017
Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisey warar ay soo qortay jaraa'idka Indian Ocean Newsletter, ...
al shabab Ganacsatada Soomaaliyeed oo looga digay inay Garsoor u raadsadaan Al shabaab
- Jul 23, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amaro cusub. 1. In aan la aqbali doonin in Al-Shabaab ...
morata Chelsea oo £60 milyan kula soo wareegaysa Alvaro Morata
- Jul 20, 2017
Kooxda Chelsea ayaa la gaartay Real Madrid heshiis ay 60 milyan oo Pound kagala ...
al shabab Al-shabab oo soo cusboonaysiiyay Dagaalkooda ka dhanka ah Abu Mansur
- Jul 20, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa xaqiijinaya in dagaalamayaasha Alshabaab ay dib u soo ...
duq Faah Faahin:-Duqeyn ka dhacday saldhig Al-shabaab ay ku leeyihiin Jubada Hoose
- Jul 18, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in duqeyn dhinaca cirka ah uu ...
iraq Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan Aargoosiga Mosul
- Jul 18, 2017
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Ciraq ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay weerarada aargoosiga ah ...
deg Deg Deg:-Xildhibaanada Puntland oo mooshin ka keenaya Xukuumada Cabdiweli Gaas
- Jul 18, 2017
Xildhibanada baralamanka maamulka puntlanad ayaa maanta yelan doono kulaa xasaasi ah oo ay uga ...
CIIDAN Askari Soomaali ah oo dil ka gaystay Dalka Mareykanka
- Jul 18, 2017
Warbaahinta gobalka Minnesota ayaa shaacisay magaca askari toogasho ku dilay haweeneey caddaana oo sabtidii ...