Deg Deg:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo hortagaya Barlamaanka

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Wararka aynu helayno ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban ee Soomaaliya Xasan Maxamed Kheyre uu hortagi doono Barlamaanka Soomaaliya si ay u siiyaan codka kalsoonida si howlaha loo magacaabay uu u guto.

Gudoonka Barlamaanka Soomaaliya ayaa shalay shaaciyay in kalfadhiga 1-aad ee Barlamaanka uu furmaya bisha 1-da oo maalinta Arbacada ku asteysan.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa furi doono kalfadhiga Barlamaanka waxaana la filayaa qudbada uu ka horjeedin doono xubanaha Barlamaanka inuu kaga dalbado in ay meel mariyan Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.

Maalmihii ugu danbeeyay Ra’iisul Wasaaraha magacaaban waxa uu Muqdisho uu kawaday kulamo uu la qaadanayay qaar kamid ah mudanayaasha Barlamaanka si ay codka kalsoonida si buuxda ah ay u siiyaan.

Hadii uu helo codka kalsoonida Barlamaanka waxa uu haysta Mudane Kheyre in mudo 15-cisho gudahood uu kusoo dhiso Golahiisa wasiiradda.

Madaxweyne Farmaajo ayaa horey u sheegay in howllo badan ay u taalo dowladiisa cusub oo dhinacyada amaanka,dhaqaalaha iyo wax kaqabashada abaaraha wadanka.

 


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

deg DEG DEG:-Dowladda Somalia oo beenisay in R/W Kheyre uu Diplomaasiyiin kula kulmay Hargeysa
- Jul 24, 2017
Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisey warar ay soo qortay jaraa'idka Indian Ocean Newsletter, ...
al shabab Ganacsatada Soomaaliyeed oo looga digay inay Garsoor u raadsadaan Al shabaab
- Jul 23, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amaro cusub. 1. In aan la aqbali doonin in Al-Shabaab ...
morata Chelsea oo £60 milyan kula soo wareegaysa Alvaro Morata
- Jul 20, 2017
Kooxda Chelsea ayaa la gaartay Real Madrid heshiis ay 60 milyan oo Pound kagala ...
al shabab Al-shabab oo soo cusboonaysiiyay Dagaalkooda ka dhanka ah Abu Mansur
- Jul 20, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa xaqiijinaya in dagaalamayaasha Alshabaab ay dib u soo ...
duq Faah Faahin:-Duqeyn ka dhacday saldhig Al-shabaab ay ku leeyihiin Jubada Hoose
- Jul 18, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in duqeyn dhinaca cirka ah uu ...
iraq Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan Aargoosiga Mosul
- Jul 18, 2017
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Ciraq ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay weerarada aargoosiga ah ...
deg Deg Deg:-Xildhibaanada Puntland oo mooshin ka keenaya Xukuumada Cabdiweli Gaas
- Jul 18, 2017
Xildhibanada baralamanka maamulka puntlanad ayaa maanta yelan doono kulaa xasaasi ah oo ay uga ...
CIIDAN Askari Soomaali ah oo dil ka gaystay Dalka Mareykanka
- Jul 18, 2017
Warbaahinta gobalka Minnesota ayaa shaacisay magaca askari toogasho ku dilay haweeneey caddaana oo sabtidii ...
deg Deg Deg:-Hogaamiyaha Daacishta Soomaaliya oo badalaya Abuubakar Al-Bagdaadi (DHAGEYSO -WARBIXIN)
- Jul 17, 2017
Warar soo baxaya ayaa xaqiijinaya in hogaamiyaha Daacish garabka Soomaaliya Shekh Cabduqaadir Mumin uu ...
amisom AMISOM oo beenisay in Haweyney ku dileen duleedka Muqdisho
- Jul 17, 2017
Howgalha Midowga Africa ee Somalia AMISOM ayaa Beeniyay in Kolonyo ka Tirsan ay Haweneey ...