Xog:-Farmaajo oo balanqaadyo cajiib ah u sameeyay Sheekh Shakir (Sawirro)

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo ayaa la kulmay hogaanka kooxda Ahlu Sunna Waljaamaca oo ay kwada hadleen arimo la xiriira tabashooyin ay qabaan.

Sheekh Maxamed Shakir ayaa uga sheekeyay Farmaajo doorka ay ku leeyihiin nabad galyada gobolada dhexe iyo sida loogu baahan yahay midnimada reer Galmudug.

Madaxweynaha ayaa u sheegay Wadaadkaasi Suufiga ah in laga doonaya inay taageeraan Dowladda Cusub ayna joojiyaan qaab dhaqankii hore ee dowladdii ka horeysay kulasoo dhaqmaayeen.

Waxyaabaha la isku raacay waxaa kamid ah in lawada shaqeeyo lana joojiyo muran kale oo dhibaato u keeni kara labada dhinac.

Sidii ay maamulka gobolada dhexe ay wax ugu yeelan lahayeen siyaasada dalka iyo ka xureeynta Al-shabaab dalka Soomaaliya.

Sarkaal wada hadalada labada mas’uul dhex maray ku dhawaa ayaa xaqiijiyay in la dareemayay sida ay hogaamiyaha Ahlu Suna uga go’need inay garab istaagan dowladda Farmaajo.

shakir


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

bakaaro Xasaasi:-Maxaa ka jira eedeymaha sheegaya in ganacsatadu ay lacag siiso Shabaab?
- Jul 25, 2017
Mid ka mid ah qodobadii kasoo baxay shirkii golaha wasiirada Federaalka ee Magaalada Kismaayo ...
qarax Faah Faahin:-Qarax dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Dalka Afgaanistan
- Jul 25, 2017
Ugu yaraan 35 ruux ayaa ku dhimatay tobaneeyo kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib ...
deg DEG DEG:-Dowladda Somalia oo beenisay in R/W Kheyre uu Diplomaasiyiin kula kulmay Hargeysa
- Jul 24, 2017
Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisey warar ay soo qortay jaraa'idka Indian Ocean Newsletter, ...
al shabab Ganacsatada Soomaaliyeed oo looga digay inay Garsoor u raadsadaan Al shabaab
- Jul 23, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amaro cusub. 1. In aan la aqbali doonin in Al-Shabaab ...
morata Chelsea oo £60 milyan kula soo wareegaysa Alvaro Morata
- Jul 20, 2017
Kooxda Chelsea ayaa la gaartay Real Madrid heshiis ay 60 milyan oo Pound kagala ...
al shabab Al-shabab oo soo cusboonaysiiyay Dagaalkooda ka dhanka ah Abu Mansur
- Jul 20, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa xaqiijinaya in dagaalamayaasha Alshabaab ay dib u soo ...
duq Faah Faahin:-Duqeyn ka dhacday saldhig Al-shabaab ay ku leeyihiin Jubada Hoose
- Jul 18, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in duqeyn dhinaca cirka ah uu ...
iraq Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan Aargoosiga Mosul
- Jul 18, 2017
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Ciraq ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay weerarada aargoosiga ah ...
deg Deg Deg:-Xildhibaanada Puntland oo mooshin ka keenaya Xukuumada Cabdiweli Gaas
- Jul 18, 2017
Xildhibanada baralamanka maamulka puntlanad ayaa maanta yelan doono kulaa xasaasi ah oo ay uga ...
CIIDAN Askari Soomaali ah oo dil ka gaystay Dalka Mareykanka
- Jul 18, 2017
Warbaahinta gobalka Minnesota ayaa shaacisay magaca askari toogasho ku dilay haweeneey caddaana oo sabtidii ...