Manchester United oo hanatay koobka EFL Cup

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Gooshii uu Zlatan Ibrahimovic dhaliyay ciyaarta oo sii dhamaanaysa ayaa xaqiijiyay hanashada koobka EFL Cup.

Waana koobkii koobaad ee uu kooxda u soo hoyiyo tababaraha Manchester United Jose Mourinho tan iyo markii la magacaabay xagaagii, iyadoo uu ka guulaystay Southampton oo dhiiranaan ka muuqatay intii ay socotay ciyaarta oo ka dhacday garoonka Wembley.

Southampton ayaa ku gacan saraysay ciyaartan kama dambaysta ah inteeda badan, laakiin waxaa niyad jabiyay go’aan ofsayt ah oo muran dhaliyay oo lagu diiday gool ay shabaqa ku hubsadeen iyo goolkii uu dhaliyay 35 jirka reer Sweden oo xilli ciyaareedkan dhaliyay 26 gool.

Ciyaaryahanka Manolo Gabbiadiani ayaa goosha ofsaytka ah ee la diiday u dhaliyay Southampton arrintaas oo muran dhalisay, waxayna ahayd ka hor inta aysan United dhashanin labo gool oo ay kala dhaliyeen Ibrahimovic oo daqiiqaddii 19 shabaqa ku hubsaday iyadoo Jesse Lingard-na uu goosha kale keenay todobo daqiiqo ka hor dhamaadka qaybtii koobaad ee ciyaaarta.

Gabbiadini ayaa Southampton u dhaliyay labadii goo lee ay la yimaadeenba.

Oriel Romeu ayaana birta ku dhuftay ka hor inta uusan Ibrahimovic dhalinin gool saddex daqiiqo ka dib isaga oo baas ka helay Ander Herrera, ciyaartii ayaana sidaa ugu dhamaatay 3 iyo 2.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

al shababb Al-shababkii ugu badnaa oo ka gudbay Xadka Somalia & Kenya
- Oct 14, 2017
Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen raadinta koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo ...
farmaajo Farmaajo oo cambaareeyay Weerarkii Las Vegas
- Oct 3, 2017
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Qornaa Luuqada Engilsih-ka ayaa lagu ...
_97984027_15b91fcf-84a2-4684-bff7-f94f1f9fde04 R/W Kheyre oo ka hadlay lacago badan oo ay ka heleen Sacuudiga
- Oct 3, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey ...
somaliland Somaliland oo walaac ka muujisay saldhiga Turkiga ee Muqdisho
- Oct 3, 2017
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo la hadlay Saxafadda Gudaha Somaliland ayaa ...
farmaajo1-620x330 Madaxweyne Farmaajo maanta u safraya Sudan
- Oct 3, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ...
qaxoo WFP oo soo saaray war ay ka naxeen Qaxootiga Soomaalida Kenya
- Oct 3, 2017
Barnaamijka Cunadda Aduunka ee QM ayaa isniintii ku dhawaaqay in la dhimi  doono Qoontada ...
japan Weerar ka dhacay gobolka Kashmir
- Oct 3, 2017
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ...
xabsi Somali Canadian oo lagu xiray Canada
- Oct 2, 2017
Booliiska dalka Canada ayaa Xiray Nin Soomaali ah kaasi oo Gaari iyo Tooreey ku ...
ciidan Howlgalka Xaslinta oo wali laga sameenayo Banaadir
- Oct 2, 2017
Ciidmada dowladda Soomaliaya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qaqabtay waxa ay ka sameeyeen ...
wareguul Qorshaha cusub ee Wasiradda Hirshabelle
- Oct 2, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wareysi gaar ...