Deg Deg:-Suuqa Bakaaraha oo Gubanaya

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Waxaa saaka Aroortii uu dab ka kacay Meelo badan oo ka mid ah Suuqa Bakaaraha iyadoo weli dabku yahay mid aan lagu guuleysan damintiisa.

Dadyoow fara badan ayaa iskugu soo baxay Suuqa oo qaarkood ay daminta ka qeyb qaadanayaan,waxaana jira ganacsato Hantidooda kala baxaya meelaha uusan dabka weli gaarin.

Salaadii Subax markii la tukaday ayuu dabka kacay  waxaana la arkayaa gaadiidka dab  damiska oo ka qeyb qaadanaya daminta walaw ka baaxad weyn yahay dabka sidii hore.

Halka loo yaqaano Suuq Khaliifa ayaana dabka uu baaxadiisa saameeyey,isagoo ku fiday Qeybta Cawda,kawaanka Hilibka iyo meelaha lagu sameeyo qalabka Farshaxanka.

Ilaa hadda lama oga waxa sababay dabkaan waxaana dadka ay aad u arkayaan qiiq iyo uuro cirka isku shareertay taasi oo dad badan ay sheegeen inay ka walaacsan yihiin hantida gubaneysa.

Waxaa la arkayaa ciidan katirsan Kuwa Amaanka oo rasaas mararka qaar ridaya kana celinaya dad farteysi ama bililiqo usocda iyagoo iska dhigaya kuwo dabka damintiisa ka qeyb qaadanaya.

Ganacsato ilmeenaya ayaa la arkayaa oo ku ceyrtoobay Dabka Hanti ay lahaayeena cagta dabka uu mariyey.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

deg DEG DEG:-Dowladda Somalia oo beenisay in R/W Kheyre uu Diplomaasiyiin kula kulmay Hargeysa
- Jul 24, 2017
Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisey warar ay soo qortay jaraa'idka Indian Ocean Newsletter, ...
al shabab Ganacsatada Soomaaliyeed oo looga digay inay Garsoor u raadsadaan Al shabaab
- Jul 23, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amaro cusub. 1. In aan la aqbali doonin in Al-Shabaab ...
morata Chelsea oo £60 milyan kula soo wareegaysa Alvaro Morata
- Jul 20, 2017
Kooxda Chelsea ayaa la gaartay Real Madrid heshiis ay 60 milyan oo Pound kagala ...
al shabab Al-shabab oo soo cusboonaysiiyay Dagaalkooda ka dhanka ah Abu Mansur
- Jul 20, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa xaqiijinaya in dagaalamayaasha Alshabaab ay dib u soo ...
duq Faah Faahin:-Duqeyn ka dhacday saldhig Al-shabaab ay ku leeyihiin Jubada Hoose
- Jul 18, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in duqeyn dhinaca cirka ah uu ...
iraq Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan Aargoosiga Mosul
- Jul 18, 2017
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Ciraq ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay weerarada aargoosiga ah ...
deg Deg Deg:-Xildhibaanada Puntland oo mooshin ka keenaya Xukuumada Cabdiweli Gaas
- Jul 18, 2017
Xildhibanada baralamanka maamulka puntlanad ayaa maanta yelan doono kulaa xasaasi ah oo ay uga ...
CIIDAN Askari Soomaali ah oo dil ka gaystay Dalka Mareykanka
- Jul 18, 2017
Warbaahinta gobalka Minnesota ayaa shaacisay magaca askari toogasho ku dilay haweeneey caddaana oo sabtidii ...
deg Deg Deg:-Hogaamiyaha Daacishta Soomaaliya oo badalaya Abuubakar Al-Bagdaadi (DHAGEYSO -WARBIXIN)
- Jul 17, 2017
Warar soo baxaya ayaa xaqiijinaya in hogaamiyaha Daacish garabka Soomaaliya Shekh Cabduqaadir Mumin uu ...
amisom AMISOM oo beenisay in Haweyney ku dileen duleedka Muqdisho
- Jul 17, 2017
Howgalha Midowga Africa ee Somalia AMISOM ayaa Beeniyay in Kolonyo ka Tirsan ay Haweneey ...