Deg Deg:-Madaxweynaha Puntland oo isku shaandhen ku sameenaya Golahiisa Wasiirada

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ee xarunta u ah maamulka Puntland ayaa sheegaya in madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu wado qorshe lagu doonayo inuu isku shaandheen ugu sameeyo golahiisa wasiiradda.

Waxaa la filayaa in arintaasi ay sameeyn doonto qaar kamid ah wasiiradda iyagu magaca ku leh xukuumada Puntland.

Saraakiil ku dhow Cabdiwali Gaas ayaa inoo sheegay in ay jiraan isku shaandheenta golaha wasiiradda waxana ay u sababeeyen arimo dhinaca amaanka degaanada maamulkaasi uu ka arimiyo.

Saacadaha soo socda ama maalmaha yar ee soo aadan ayaa la filayaa in ay dhacaan isku shaandheentaasi.

Maalmihii ugu danbeeyay ayaa waxaa soo kordhaayay falalka lidka ku ah amaanka degaanada maamulkaasi uu ka arimiyo.

Waqti hore Madaxweynihii hore Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo ku laabtay Garowe ayaa sheegay inay guuldaro usoo hoyatay shacabka reer Puntland markii madaxdii ay u ololeeyeen qaar kamid ah musharxiinta madaxtinimo ee Soomaaliya ee laga guulaystay,.

 


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

bakaaro Xasaasi:-Maxaa ka jira eedeymaha sheegaya in ganacsatadu ay lacag siiso Shabaab?
- Jul 25, 2017
Mid ka mid ah qodobadii kasoo baxay shirkii golaha wasiirada Federaalka ee Magaalada Kismaayo ...
qarax Faah Faahin:-Qarax dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Dalka Afgaanistan
- Jul 25, 2017
Ugu yaraan 35 ruux ayaa ku dhimatay tobaneeyo kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib ...
deg DEG DEG:-Dowladda Somalia oo beenisay in R/W Kheyre uu Diplomaasiyiin kula kulmay Hargeysa
- Jul 24, 2017
Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisey warar ay soo qortay jaraa'idka Indian Ocean Newsletter, ...
al shabab Ganacsatada Soomaaliyeed oo looga digay inay Garsoor u raadsadaan Al shabaab
- Jul 23, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amaro cusub. 1. In aan la aqbali doonin in Al-Shabaab ...
morata Chelsea oo £60 milyan kula soo wareegaysa Alvaro Morata
- Jul 20, 2017
Kooxda Chelsea ayaa la gaartay Real Madrid heshiis ay 60 milyan oo Pound kagala ...
al shabab Al-shabab oo soo cusboonaysiiyay Dagaalkooda ka dhanka ah Abu Mansur
- Jul 20, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa xaqiijinaya in dagaalamayaasha Alshabaab ay dib u soo ...
duq Faah Faahin:-Duqeyn ka dhacday saldhig Al-shabaab ay ku leeyihiin Jubada Hoose
- Jul 18, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in duqeyn dhinaca cirka ah uu ...
iraq Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan Aargoosiga Mosul
- Jul 18, 2017
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Ciraq ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay weerarada aargoosiga ah ...
deg Deg Deg:-Xildhibaanada Puntland oo mooshin ka keenaya Xukuumada Cabdiweli Gaas
- Jul 18, 2017
Xildhibanada baralamanka maamulka puntlanad ayaa maanta yelan doono kulaa xasaasi ah oo ay uga ...
CIIDAN Askari Soomaali ah oo dil ka gaystay Dalka Mareykanka
- Jul 18, 2017
Warbaahinta gobalka Minnesota ayaa shaacisay magaca askari toogasho ku dilay haweeneey caddaana oo sabtidii ...