Mashquulka telefoonka ‘wuxuu sababaa walwal’

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Dhaqaatiirta Cilmu-nafsiga waxay ogaadeen in jawaabtu ay noqoneyso daqiiqado yar oo keli ah.

Dhallinyarada da’dooda ay u dhexeysp 18-26 jir, markey ugu badato daqiiqad ayey moogaan karaan telefoonkooda

Cilmi baarista waxaa lagu ogaaday in dadka telefoonada laga qaaday ay dabeecadooda is bedeleyso oo ay xanaaqayaan.

Marka ay telefoonka haystaan way deggan yihiin, mana careysno, ayaa lagu yiri natiijada ka soo baxday baaritaanka.

Dadka ka qeybgalay baaritaanka qaar ka mid ah ayaa la siiyay telefoono kale oo aan ahayn kuwooda, waxaa ka muuqday xoogaa walwal, inakstoo uu yaraa.

In lagu farxo telefoonka waxay muujineysaa in badalay aadanaha iyo xiriirka ay wadaagaan, ayay sheegeen cilmi baarayaasha.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Qofka dhallinyarada ah ee telefoonka aad u isticmaala, lama dhaqmi karo ama ma jeclo xiriirka uu la yeelanayo qofka caadiga ah ee la joogo, ayaa lagu yiri qoraalka ay seynisyanahada soo saareen.

Waxay is barbardhigeen qofka telefoonka haysta iyo ilmo yar oo maryo ku ciyaaraya oo hooyada ay ka maqan tahay.

Waxaa u soo baxday in ay isku mid ka yihiin dhanka ciyaarta iyo farxadda.

Waxaa baaritaanka sameeyay seynisyahanno ka socday jaamacadda Eotvos Lorand ee dalka Hungary, waxaana lagu daabacay wargeys ka hadlo dabeecadda aadanaha.

Veronika Konok, oo ka mid ah qoraayaasha ayaa sheegtay: “Ujeedada waxay noqon kartaa waxa ku jiro telefoonka, sida sawirada, dadka muhiimka ah ama game-ka”.

“Telefoonka waa muhiim sababtoo ah wuxuu u taagan yahay isku xirka bulshada”, ayey ku dartay hadalkeeda


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

deg DEG DEG:-Dowladda Somalia oo beenisay in R/W Kheyre uu Diplomaasiyiin kula kulmay Hargeysa
- Jul 24, 2017
Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisey warar ay soo qortay jaraa'idka Indian Ocean Newsletter, ...
al shabab Ganacsatada Soomaaliyeed oo looga digay inay Garsoor u raadsadaan Al shabaab
- Jul 23, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amaro cusub. 1. In aan la aqbali doonin in Al-Shabaab ...
morata Chelsea oo £60 milyan kula soo wareegaysa Alvaro Morata
- Jul 20, 2017
Kooxda Chelsea ayaa la gaartay Real Madrid heshiis ay 60 milyan oo Pound kagala ...
al shabab Al-shabab oo soo cusboonaysiiyay Dagaalkooda ka dhanka ah Abu Mansur
- Jul 20, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa xaqiijinaya in dagaalamayaasha Alshabaab ay dib u soo ...
duq Faah Faahin:-Duqeyn ka dhacday saldhig Al-shabaab ay ku leeyihiin Jubada Hoose
- Jul 18, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in duqeyn dhinaca cirka ah uu ...
iraq Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan Aargoosiga Mosul
- Jul 18, 2017
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Ciraq ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay weerarada aargoosiga ah ...
deg Deg Deg:-Xildhibaanada Puntland oo mooshin ka keenaya Xukuumada Cabdiweli Gaas
- Jul 18, 2017
Xildhibanada baralamanka maamulka puntlanad ayaa maanta yelan doono kulaa xasaasi ah oo ay uga ...
CIIDAN Askari Soomaali ah oo dil ka gaystay Dalka Mareykanka
- Jul 18, 2017
Warbaahinta gobalka Minnesota ayaa shaacisay magaca askari toogasho ku dilay haweeneey caddaana oo sabtidii ...
deg Deg Deg:-Hogaamiyaha Daacishta Soomaaliya oo badalaya Abuubakar Al-Bagdaadi (DHAGEYSO -WARBIXIN)
- Jul 17, 2017
Warar soo baxaya ayaa xaqiijinaya in hogaamiyaha Daacish garabka Soomaaliya Shekh Cabduqaadir Mumin uu ...
amisom AMISOM oo beenisay in Haweyney ku dileen duleedka Muqdisho
- Jul 17, 2017
Howgalha Midowga Africa ee Somalia AMISOM ayaa Beeniyay in Kolonyo ka Tirsan ay Haweneey ...