Ozil: ‘Marmarsiinyaa la iiga dhiganayaa dhibaatada Arsenal’

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Mesut Ozil ayaa rumaysan in marmarsiinyo looga dhigtay dhibaatada haysata Arsenal, sida uu sheegay wakiilkiisu.

Ozil oo 28 jir ah ayaa la dhaliilay ka dib markii Arsenal ay soo wajahday guuldarradii ka soo gaartay Bayern Munich ka dib markii 5-1 lagu garaacay ciyaartii Arbacadii dhacday ee ka tirsanayd wareegga 16ka kooxood ee Horyaalka Yurub ee Champions League-ga loo yaqaanno.

“Dhaliishu waa wax caadi ah haddii uu ciyaaryahanku u dheelo si aan wanaagsanayn” sidaas waxaa BBC Sport u sheegay Dr Erkut Sogut oo ah wakiilka Ozil.

Wuxuu intaas ku daray in “Mesut uu dareemayo in dadku aysan diiradda saaraynin qaab ciyaareedkiisa; balse ay u isticmaalayaan marmarsiinyo ahaan marka kooxdu aysan si wanaagsan u ciyaarin”.

Ozil ayaa Arsenal kaga soo biiray kooxda Real Madrid sanadkii 2013kii, isaga oo laga soo bixiyay 42.4 milyan oo gini, isaga oo noqday ciyaaryahankii ugu qaali sanaa ee ay Arsenal soo gadato Abid, wuxuuna marar badan muujiyay in uu ka mid yahay ciyaaryahannada ugu wanaagsan ee kubadda qaabeeya.

Laakiin marar kala duwan ayaa su’aalo la galiyay hab ciyaareedkiisa, ciyaaryahankan qaranka Jermalka ka dheelana todobaadyaddii u dambeeyay ayay sii korortay falanqaynta lagu hayay.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

al shababb Al-shababkii ugu badnaa oo ka gudbay Xadka Somalia & Kenya
- Oct 14, 2017
Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen raadinta koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo ...
farmaajo Farmaajo oo cambaareeyay Weerarkii Las Vegas
- Oct 3, 2017
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Qornaa Luuqada Engilsih-ka ayaa lagu ...
_97984027_15b91fcf-84a2-4684-bff7-f94f1f9fde04 R/W Kheyre oo ka hadlay lacago badan oo ay ka heleen Sacuudiga
- Oct 3, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey ...
somaliland Somaliland oo walaac ka muujisay saldhiga Turkiga ee Muqdisho
- Oct 3, 2017
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo la hadlay Saxafadda Gudaha Somaliland ayaa ...
farmaajo1-620x330 Madaxweyne Farmaajo maanta u safraya Sudan
- Oct 3, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ...
qaxoo WFP oo soo saaray war ay ka naxeen Qaxootiga Soomaalida Kenya
- Oct 3, 2017
Barnaamijka Cunadda Aduunka ee QM ayaa isniintii ku dhawaaqay in la dhimi  doono Qoontada ...
japan Weerar ka dhacay gobolka Kashmir
- Oct 3, 2017
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ...
xabsi Somali Canadian oo lagu xiray Canada
- Oct 2, 2017
Booliiska dalka Canada ayaa Xiray Nin Soomaali ah kaasi oo Gaari iyo Tooreey ku ...
ciidan Howlgalka Xaslinta oo wali laga sameenayo Banaadir
- Oct 2, 2017
Ciidmada dowladda Soomaliaya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qaqabtay waxa ay ka sameeyeen ...
wareguul Qorshaha cusub ee Wasiradda Hirshabelle
- Oct 2, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wareysi gaar ...