Weeraryahan dambi looga dhigay tintiisa (SAWIRRO)

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Weeraryahankii hore ee kooxda Sunderland, Asamoah Gyan, ayaa waxa uu ka mid yahay in ka badan 40 ciyaartoy oo la rumaysan yahay in “hab jarniinka timahooda aanu akhlaaq ahaan wanaagsanayn” sida uu u dhigayo xeerka Xiriirka Kubadda Cagta ee Imaaraadka Carabta ee UAEFA.

31-jirkan u dhashay dalka Ghana oo ka tirsan kooxda Shanghai SIPG ayaa haatan amaah ahaan waxa uu ugu dheelaa kooxda Al-Ahli ee ka dhisan dalka Imaaraadka Carabta.

2012-kii, goolhayaha Sucuudi Carabiya, Waliid Cabdullaahi, ayaa garsoore dhexdhexaadinayay ciyaar waxa uu ku amray inuu iska jaro tintiisa “khilaafsan nidaamka Islaamka” ka hor inta aanay dheelin kooxdiisa Al Shabaab.

Shuruucda Sucuudiga ayaa mamnuucaysa in tinta loo jaro si aan sinnayn.

Garsoorayaasha kala duwan ee ciyaaraha ayaa go’aan ka gaara in qaabka ay u jaran yihiin timaha ciyaartoyda ay sax yihiin iyo in kale, iyadoo qaar ka mid ah dadka ku nool Imaaraadka Carabta ay ka walaacsan yihiin in carruurta ay qaataan hab jarniinkaasi.

UAEFA ayaa marka hore warqad digniin ah waxa ay u diraan kooxaha ay u dheelaan ciyaartoyda, iyo weliba ciqaab gaari karta ganaax lacageed iyo ciyaaraha oo laga hakiyo haddii aanay adeecin go’aanka.

Gyan ayaa ka mid ah 46 ciyaartoy oo loo diray warqadda digniinta.

samo


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

deg DEG DEG:-Dowladda Somalia oo beenisay in R/W Kheyre uu Diplomaasiyiin kula kulmay Hargeysa
- Jul 24, 2017
Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisey warar ay soo qortay jaraa'idka Indian Ocean Newsletter, ...
al shabab Ganacsatada Soomaaliyeed oo looga digay inay Garsoor u raadsadaan Al shabaab
- Jul 23, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amaro cusub. 1. In aan la aqbali doonin in Al-Shabaab ...
morata Chelsea oo £60 milyan kula soo wareegaysa Alvaro Morata
- Jul 20, 2017
Kooxda Chelsea ayaa la gaartay Real Madrid heshiis ay 60 milyan oo Pound kagala ...
al shabab Al-shabab oo soo cusboonaysiiyay Dagaalkooda ka dhanka ah Abu Mansur
- Jul 20, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa xaqiijinaya in dagaalamayaasha Alshabaab ay dib u soo ...
duq Faah Faahin:-Duqeyn ka dhacday saldhig Al-shabaab ay ku leeyihiin Jubada Hoose
- Jul 18, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in duqeyn dhinaca cirka ah uu ...
iraq Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan Aargoosiga Mosul
- Jul 18, 2017
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Ciraq ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay weerarada aargoosiga ah ...
deg Deg Deg:-Xildhibaanada Puntland oo mooshin ka keenaya Xukuumada Cabdiweli Gaas
- Jul 18, 2017
Xildhibanada baralamanka maamulka puntlanad ayaa maanta yelan doono kulaa xasaasi ah oo ay uga ...
CIIDAN Askari Soomaali ah oo dil ka gaystay Dalka Mareykanka
- Jul 18, 2017
Warbaahinta gobalka Minnesota ayaa shaacisay magaca askari toogasho ku dilay haweeneey caddaana oo sabtidii ...
deg Deg Deg:-Hogaamiyaha Daacishta Soomaaliya oo badalaya Abuubakar Al-Bagdaadi (DHAGEYSO -WARBIXIN)
- Jul 17, 2017
Warar soo baxaya ayaa xaqiijinaya in hogaamiyaha Daacish garabka Soomaaliya Shekh Cabduqaadir Mumin uu ...
amisom AMISOM oo beenisay in Haweyney ku dileen duleedka Muqdisho
- Jul 17, 2017
Howgalha Midowga Africa ee Somalia AMISOM ayaa Beeniyay in Kolonyo ka Tirsan ay Haweneey ...