Horyaalka Soomaliya:-Maxaa Kala Haysta Dekedda VS Heegan Iyo Muqdisho United VS B/Dhexe

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Kooxaha kubbadda cagta Bariga Dhexe iyo Muqdisho United oo xagaagan u soo dalacay ka ciyaarista Horyaalka Soomaliya 2016-2017 ayaa ciyaaridoono kulankoodii kowaad ay isku arkaan fooqa sare ee horyaalka heerka kowaad ee dalka.

Labada koox ayaa ku balansan gegida Jamaacadaha ee degmada Hodan waa ciyaar xiiso badan waxaana isku diyaarinayo jamaahiirta labada koox si ay u daawadan kulanka adag.

Kooxda Muqdisho United waxa ay ciyaartay 2-kulan waxa ay ku jurtaa booska 10-aad malaha wax dhibc waxa ay baadi goobaysaa in ay raadiso guushoodii kowaad ee horyaalka,halka Bariga Dhexe aya iyada ciyaartay labo kulan waxayna lee dahay 1-dhibic,iyadoo fahdiso booska 9-aad.

Hadaba Halkaan Eeg Kulamadii Ay Ka Ciyaareyn Horyaalka Labada Koox
21/11/2016 Mogadishu United 1:3 Banadir SC
29/11/2016 Mogadishu United 1:4 Waxool FC
22/11/2016 Bariga Dhexe 1:2 Dekedda
29/11/2016 Bariga Dhexe 1:1 Horseed SC

Dhinaca kale garoonka dhaca degmada Cabdi Casiis ee Banaadir Stadium waxaa ku balansan kooxaha Dekedda iyo Heegan oo iyaga soo ciyaaray min 3-kulan oo ka tirsan horyaalka.

Sheekada xiisaha badan ee kulanka ayaa ah waxaa is wajahaya Gadoomow oo leeliya Heegan iyo Yuu Cali oo hogaamiyo Dekedda,xili labada Macalin ay si wadajir labada kooxd ula wareegeyn bishii November sanadii tagay 2016,halka ay usoo wada ciyaareyn kooxaha ay leeliyaan iyo xulka qaranka dalkeena Soomaliya.
Dekedda waxa ay hada fadhisaa booska 3-aad ee kala sareynta horyaalka waxa ay lee dahay 5-dhibcood,halka Heegan ay ku jurto booska 8-aad iyadoo leh 2-dhibcood.

Kooxda Dekedda waxaa ka maqan Cabaas Amiin Maxamed oo ah kabtanka naaidga,isagoo kulankii ugu dambeeyay qaatay calamaada casaanka kulankii dhexmaray kooxaha Dekedda iyo Jeenyo 13-02-2017.

Heegan iyo 3-Kulan Horyaalka
18/11/2016 Heegan SC 0:2 Elman FC
24/11/2016 Jeenyo FC 1:1 Heegan S.C
13/02/2017 Heegan SC 0:0 Banadir S.C
Dekedda iyo 3-Kulan Horyaalka
22/11/2016 Bariga Dhexe 1:2 Dekedda
26/11/2016 Gaadiidka 1:1 Dekedda
13/02/2017 Jeenyo FC 2:2 Dekedda
Is Araga Kooxaha Dekedda VS Heegan
14/11/2013 Dekedda 1:2 Heegan
24/02/2014 Heegan 1:2 Dekedda
27/02/2015 Dekedda 0:2 Heegan
29/05/2015 Heegan 2:0 Dekedda
28/12/2015 Dekedda 1:0 Heegan
03/03/2016 Heegan 3:0 Dekedda

Ogeysiiska Kulanka
Tartanka:-Horyaalka Soomaliya 2016-2017
Kooxaha:-Dekedda VS Heegan-Banaadir Stadium
Kooxaha:-Muqdisho United VS Bariga Dhexe-Jaamacada Stadium
Tariikhda:-16-02-2017
Maalinta:-Khamiis
Saacada:-3:45pm
Cimiladda xiliga ciyaarta: – 31°24°
Qiimaha Kulanka:-10-Shiiling Somali


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

deg DEG DEG:-Dowladda Somalia oo beenisay in R/W Kheyre uu Diplomaasiyiin kula kulmay Hargeysa
- Jul 24, 2017
Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisey warar ay soo qortay jaraa'idka Indian Ocean Newsletter, ...
al shabab Ganacsatada Soomaaliyeed oo looga digay inay Garsoor u raadsadaan Al shabaab
- Jul 23, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amaro cusub. 1. In aan la aqbali doonin in Al-Shabaab ...
morata Chelsea oo £60 milyan kula soo wareegaysa Alvaro Morata
- Jul 20, 2017
Kooxda Chelsea ayaa la gaartay Real Madrid heshiis ay 60 milyan oo Pound kagala ...
al shabab Al-shabab oo soo cusboonaysiiyay Dagaalkooda ka dhanka ah Abu Mansur
- Jul 20, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa xaqiijinaya in dagaalamayaasha Alshabaab ay dib u soo ...
duq Faah Faahin:-Duqeyn ka dhacday saldhig Al-shabaab ay ku leeyihiin Jubada Hoose
- Jul 18, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in duqeyn dhinaca cirka ah uu ...
iraq Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan Aargoosiga Mosul
- Jul 18, 2017
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Ciraq ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay weerarada aargoosiga ah ...
deg Deg Deg:-Xildhibaanada Puntland oo mooshin ka keenaya Xukuumada Cabdiweli Gaas
- Jul 18, 2017
Xildhibanada baralamanka maamulka puntlanad ayaa maanta yelan doono kulaa xasaasi ah oo ay uga ...
CIIDAN Askari Soomaali ah oo dil ka gaystay Dalka Mareykanka
- Jul 18, 2017
Warbaahinta gobalka Minnesota ayaa shaacisay magaca askari toogasho ku dilay haweeneey caddaana oo sabtidii ...
deg Deg Deg:-Hogaamiyaha Daacishta Soomaaliya oo badalaya Abuubakar Al-Bagdaadi (DHAGEYSO -WARBIXIN)
- Jul 17, 2017
Warar soo baxaya ayaa xaqiijinaya in hogaamiyaha Daacish garabka Soomaaliya Shekh Cabduqaadir Mumin uu ...
amisom AMISOM oo beenisay in Haweyney ku dileen duleedka Muqdisho
- Jul 17, 2017
Howgalha Midowga Africa ee Somalia AMISOM ayaa Beeniyay in Kolonyo ka Tirsan ay Haweneey ...