Koox burcad badeed Soomaali ah oo sii daysay Lahaystayaal Iran u dhashay

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Sideed Bad Maaxe oo u dhashay Doowladda Iran ayaa laga Siidaayay Burcadbadeed soomaali ah oo Gacanta ku hayay, Sidaas waxaa ku dhawaaqay Nin ka Tirsan Sharci dajiye-yaasha Dalka Iran iyadoo ay Wali Socdaan Dadaalo kale oo lagu Doonayo inlagu Soo Daayo La Heeysteyaal kale.

 

Cali Yar Maxamadi oo ka tirsan Baarlamaanka Iran ayaa waxa uu sheegay in Sideed Badmaaxe la Soo daayay Kadib wada Hadallo Dhex maray Safaaradda Sinigal ee Soomaaliya iyo Burcadii Gacanta ku Heeysay la heeyte-yaasha U dhashay Iran. Xilliban kaan oo Lahadlay TV-ga Doowladda Iran ayaa waxaa uu sheegay in Sargaal Sare oo ka Tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Iran uu Xaqiiyiyay Soo deeynta Sideedda Badmaaxe ee u dhashay Dalkaasi.

 

Yar Mohamed ayaa waxa uu intaas ku daray in wali Badmaaxeyaashii la Soo Daayay ay kusuganyihiin Saaradda Sinigal ee Soomaaliya. Arrintaan ayaa waxa ay Imaaneeeysaa Lix Bilood kadib amrkii Shaqaaale Markab Kaluumeeysi oo Iran laga Leeyahay ay Gacanta u Galeen Bur-cad Badeed Soomaali ah Bishii May 2016 kii Kuwaas oo La Maareeyay Sidii looga Siideeyn lahaa Afduubayaashii Gacanta ku hayay.

 

Warbixnno aya Sidoo sheegaya in 12 Badmaaxe oo iyagana Doon kale oo Dalka Iran Laga leeyahay la Socday ay wali ku Harsanyihiin Gacanta Burcadda, Burcadduna waxaa ay Dalbanayaan Lacag Badan sii deeyntooda.

 

Buracadda Soomaalida ah ee ka Qoowleeysatta badda ayaa Gacanta Horay ugu Soo Dhigay Badmaaxe yaal Badan oo Qaarkood ay la Socdeen Maraakiib Gacansi iyo Kuwo Kaluumeeysi. Badmaaxe yaasha Sideedda ah ee lasii daayay lama Caddeeyn in laga Bixiyay Lacag Madax Furasho ah iyo in kale.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

al shababb Al-shababkii ugu badnaa oo ka gudbay Xadka Somalia & Kenya
- Oct 14, 2017
Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen raadinta koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo ...
farmaajo Farmaajo oo cambaareeyay Weerarkii Las Vegas
- Oct 3, 2017
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Qornaa Luuqada Engilsih-ka ayaa lagu ...
_97984027_15b91fcf-84a2-4684-bff7-f94f1f9fde04 R/W Kheyre oo ka hadlay lacago badan oo ay ka heleen Sacuudiga
- Oct 3, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey ...
somaliland Somaliland oo walaac ka muujisay saldhiga Turkiga ee Muqdisho
- Oct 3, 2017
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo la hadlay Saxafadda Gudaha Somaliland ayaa ...
farmaajo1-620x330 Madaxweyne Farmaajo maanta u safraya Sudan
- Oct 3, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ...
qaxoo WFP oo soo saaray war ay ka naxeen Qaxootiga Soomaalida Kenya
- Oct 3, 2017
Barnaamijka Cunadda Aduunka ee QM ayaa isniintii ku dhawaaqay in la dhimi  doono Qoontada ...
japan Weerar ka dhacay gobolka Kashmir
- Oct 3, 2017
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ...
xabsi Somali Canadian oo lagu xiray Canada
- Oct 2, 2017
Booliiska dalka Canada ayaa Xiray Nin Soomaali ah kaasi oo Gaari iyo Tooreey ku ...
ciidan Howlgalka Xaslinta oo wali laga sameenayo Banaadir
- Oct 2, 2017
Ciidmada dowladda Soomaliaya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qaqabtay waxa ay ka sameeyeen ...
wareguul Qorshaha cusub ee Wasiradda Hirshabelle
- Oct 2, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wareysi gaar ...