Kenyaan isku qarxiyay Kulbiyow

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Nin u dhashay dalka Kenya oo waday Gaari lagu Soo rarary Waxyaabaha Qarxa ayaa waxaa uu isku Qarxiyay xeradii Military ee Kulbiyoow oo Alshabaab ay Weerar ku qaadeen 27 January.

 

Baaritaano ay Sameeyeen ciidamadda Doowladda Kenya iyo Hey’addo kale ayaa Muujinaya in Anwar Yogan uu ku dhintay midka ah Qaraxyadii Xadigoodu adkaa ee Ciidamadda Kenya Lagu weeraray kaasi oo Galaafatay Nolosha Tiro Badan oo ciidamadda Kenya ah.

 

Ninkaan isqarxiyay oo lagy Anwar Yogan, Ramadan Kungawa iyo Erick Ogada ayaa Alshabaab ku Biiray Booliiska ayaana Doon Doonayay Sababo la Xiriira Talaabooyinka argagixiso ee ay ku lugleeyihiin.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

 

Madaxa sedexdaas Nin yaa Horay doowladda Kenya waxaa Dul dhigtay lcag Dhan 2 Million oo Sh. Kenya ah. Ciidamadda Booliiska Kenya ayaa Shalay waxaa ay sheegeen Lada Nin ee nool ay Wali Soomaaliya ku Suganyihiin.

 

Anwar Yogan waxaa uu waday Gaari Qarax lagu Soo rakibay oo laala beegsaday Xarrunta Ciidamadda Kenya ee Kulbiyoow. Anwar ayaa waxaa uu dhashay Sanaddii 1981 kii waxaa uu ku barbaaray Diinta Masiixiga Kadibna waa uu Islaamay.

 

2013 kii ayey ku Biireen al-shabaab isaga iyo Koox kale oo dhalinyarro Kenyan ah.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

al shababb Al-shababkii ugu badnaa oo ka gudbay Xadka Somalia & Kenya
- Oct 14, 2017
Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen raadinta koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo ...
farmaajo Farmaajo oo cambaareeyay Weerarkii Las Vegas
- Oct 3, 2017
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Qornaa Luuqada Engilsih-ka ayaa lagu ...
_97984027_15b91fcf-84a2-4684-bff7-f94f1f9fde04 R/W Kheyre oo ka hadlay lacago badan oo ay ka heleen Sacuudiga
- Oct 3, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey ...
somaliland Somaliland oo walaac ka muujisay saldhiga Turkiga ee Muqdisho
- Oct 3, 2017
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo la hadlay Saxafadda Gudaha Somaliland ayaa ...
farmaajo1-620x330 Madaxweyne Farmaajo maanta u safraya Sudan
- Oct 3, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ...
qaxoo WFP oo soo saaray war ay ka naxeen Qaxootiga Soomaalida Kenya
- Oct 3, 2017
Barnaamijka Cunadda Aduunka ee QM ayaa isniintii ku dhawaaqay in la dhimi  doono Qoontada ...
japan Weerar ka dhacay gobolka Kashmir
- Oct 3, 2017
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ...
xabsi Somali Canadian oo lagu xiray Canada
- Oct 2, 2017
Booliiska dalka Canada ayaa Xiray Nin Soomaali ah kaasi oo Gaari iyo Tooreey ku ...
ciidan Howlgalka Xaslinta oo wali laga sameenayo Banaadir
- Oct 2, 2017
Ciidmada dowladda Soomaliaya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qaqabtay waxa ay ka sameeyeen ...
wareguul Qorshaha cusub ee Wasiradda Hirshabelle
- Oct 2, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wareysi gaar ...