Madaxweyne Farmaajo Oo Amray In La Xiro Akoonada Bankiga Dhexe Ee Dowladda Hoose Iyo Wasaaradaha.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo madaxweynaha cusub ee soomaalaiaya ayaa si Kmg ah u xanibay dhaqdhaqaaqa xisaabaadka Bankiga dhexe ee dowlada hoose iyo qaar kamid ah wasaaradaha xukuumada dalka xili uusan wali Farmaajo lawareegin xilka Madaxweynaha.

Warar Hoose ay Dalsan heshay ayaa ku waramaya in Akoonadii bankiga dhexe ee dowlada hoose gabi ahaan la xanibay inta uu xilka si rasmi ah ula wareegayo madaxweyne Farmaajo waxaana sidookale go,aankaasi uu saameeyey qaar kamid ah wasaaradaha xukuumadda oo iyana hakad lagaliyey Akoonadii ay kula haayeen Bankiga Dhexe iyadoo la sheegayo xitaa in akoonadii hey’addaha qaar dowlada uga furnaa Shirkadaha gaarka ah la hakiyey si loola socoda dhaqdhaqaaqa xisaabaadka Dowlada.

Talaabadan ayaa umuuqato mid loo qaaday ilaalinta hantida dowlada si eysan u imaan wax isdaba marin iyo masuq maasuq kahor inta uusan xilka la wareegin  madaxweynaha cusub oo lafilayo in dhawaan uu la wareego Xafiiska.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

al shababb Al-shababkii ugu badnaa oo ka gudbay Xadka Somalia & Kenya
- Oct 14, 2017
Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen raadinta koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo ...
farmaajo Farmaajo oo cambaareeyay Weerarkii Las Vegas
- Oct 3, 2017
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Qornaa Luuqada Engilsih-ka ayaa lagu ...
_97984027_15b91fcf-84a2-4684-bff7-f94f1f9fde04 R/W Kheyre oo ka hadlay lacago badan oo ay ka heleen Sacuudiga
- Oct 3, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey ...
somaliland Somaliland oo walaac ka muujisay saldhiga Turkiga ee Muqdisho
- Oct 3, 2017
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo la hadlay Saxafadda Gudaha Somaliland ayaa ...
farmaajo1-620x330 Madaxweyne Farmaajo maanta u safraya Sudan
- Oct 3, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ...
qaxoo WFP oo soo saaray war ay ka naxeen Qaxootiga Soomaalida Kenya
- Oct 3, 2017
Barnaamijka Cunadda Aduunka ee QM ayaa isniintii ku dhawaaqay in la dhimi  doono Qoontada ...
japan Weerar ka dhacay gobolka Kashmir
- Oct 3, 2017
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ...
xabsi Somali Canadian oo lagu xiray Canada
- Oct 2, 2017
Booliiska dalka Canada ayaa Xiray Nin Soomaali ah kaasi oo Gaari iyo Tooreey ku ...
ciidan Howlgalka Xaslinta oo wali laga sameenayo Banaadir
- Oct 2, 2017
Ciidmada dowladda Soomaliaya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qaqabtay waxa ay ka sameeyeen ...
wareguul Qorshaha cusub ee Wasiradda Hirshabelle
- Oct 2, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wareysi gaar ...