Golaha amaanka QM oo fariin soo gaarsiiyay Farmaajo

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Golaha Amaanka e QM ayaa Soo dhaweeyay Horumarka Siyasadeed iyo Midka Amaan ee Soomaaliya tan iyo Sanaddii 2012 kii, oo ay ku jiraan Doorashooyinkii Dalka Lagu Soo Gabangabeeyay , Golaha Amaanka Waxaa Ay Sidoo kale Hoosta Kaxariiqeen Baahiadda loo qabo in la Joogteeyo Horumarka Dhinaca Maamulka Dimoqaraadiyadda.

 

Sidoo kale Golaha Amaanka ayaa War ay Soo saareen waxaa ay ku soo dhaweeyeen Kororka Matalaadda ee ay Haweenku ka helleen labadda Aqal ee Baarla amaanka Soomaaliya. Golaha Amaanku waxaa ay Sidoo kale U hambalyeeyeen Madexweeynaha Soomaaliya Maxamed Candullahi Farmaajo, Waxaayna Madexweeynihii Hore Xasan Shiiq Maxamuud ku Amaaneen Shaqadii uu Soo qabtay iyo Sidii uu Awoodda u Wareejiyay.

 

Warka laga Soo saaray Golaha Amaanka ee Qaramadda Midoobe waxaa looga hadlay Muhiimadda ay leedahay Waqtiga iyo hufnaanta Magacaabidda Ra’iisul wasaaraha iyo Golaha Wasiiradda, waxaayna Goluhu Madexweeynaha Cusub ugu baaqeen in uu la Tashi la Sameeyo Xillibaanadda baarlamaanka Soomaaliya, iyo Mdexweyneyaasha Maamul Goboleedyadda.

 

Golaha Amanka ee QM ayaa Sioo kale Diiradda Saaray Baahidda looqabo in la kordhiyo Hishiiska u dhexeeya doowladda federalka iyo Maamul Goboledyadda ee Amaanka federalka. Bulshadda Caalmka ee Taagerta Soomaaliya ayaa Sidoo kale Goluhu waxaa uu ugu Baaqay in ay Kordhiyaan taageeradooda ku aadan Dib u dhiska iyo xoojinta Heey’adaha Doowliga ah ee Soomaaliya.

 

Madexweeynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed cabdulaahi Farmaajo oo arbacdii Lasoo dhaafay Lagu Doortay Muqdisho ayaa Waxaa uu Soo dhaweeyn iyo Hambalyo ka helay Bulshadda Caalamka oo Doorashadiisa ku Tilmaamay Tilaabo Horumar leh.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

al shababb Al-shababkii ugu badnaa oo ka gudbay Xadka Somalia & Kenya
- Oct 14, 2017
Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen raadinta koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo ...
farmaajo Farmaajo oo cambaareeyay Weerarkii Las Vegas
- Oct 3, 2017
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Qornaa Luuqada Engilsih-ka ayaa lagu ...
_97984027_15b91fcf-84a2-4684-bff7-f94f1f9fde04 R/W Kheyre oo ka hadlay lacago badan oo ay ka heleen Sacuudiga
- Oct 3, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey ...
somaliland Somaliland oo walaac ka muujisay saldhiga Turkiga ee Muqdisho
- Oct 3, 2017
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo la hadlay Saxafadda Gudaha Somaliland ayaa ...
farmaajo1-620x330 Madaxweyne Farmaajo maanta u safraya Sudan
- Oct 3, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ...
qaxoo WFP oo soo saaray war ay ka naxeen Qaxootiga Soomaalida Kenya
- Oct 3, 2017
Barnaamijka Cunadda Aduunka ee QM ayaa isniintii ku dhawaaqay in la dhimi  doono Qoontada ...
japan Weerar ka dhacay gobolka Kashmir
- Oct 3, 2017
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ...
xabsi Somali Canadian oo lagu xiray Canada
- Oct 2, 2017
Booliiska dalka Canada ayaa Xiray Nin Soomaali ah kaasi oo Gaari iyo Tooreey ku ...
ciidan Howlgalka Xaslinta oo wali laga sameenayo Banaadir
- Oct 2, 2017
Ciidmada dowladda Soomaliaya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qaqabtay waxa ay ka sameeyeen ...
wareguul Qorshaha cusub ee Wasiradda Hirshabelle
- Oct 2, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wareysi gaar ...