Deg Deg:-Madaafiic Muqdisho lagu soo garaacay & Musharax la kulansan 100xildhiban+Sheekh Sharif Iyo Farmaajo..

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Wadooyinka magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa xiranm waxaana aad loo adkeeyey amniga magaalada iyadoo saacado keliya ay ka hadhsan yihiin doorashada madaxweynenaha Soomaaliya.

Dhinbaca kale waxaa magaalada ka socda shirar u dhexeeya qaar ka mid ah musharrixiinta iyadoo qaar kalena ay ka hadheen tartanka, oo ay tanaasuleen.

Xildhibaanada baarlamanka ayaa iyaguna aad u mashquulsan oo marba musharax la kulmaya, ayada oo la isku dayayo in la kasbado codadkooda ka hor doorashada maalinta berri ah.

Wararkii kale ee ugu danbeeyay ayaa sheegaya in madafiic lagu gaaracay qeybo kamid ah degmooyinka magaalada Muqdisho.

Muqdisho wali waxa ka soconaya olalaha doorashada iyo xiligii ugu danbeeyay ay xildhibanada ay u kala tagayeen musharixiinta.

Mid kamid ah kuwa olalaha wax ka wada ayaa Kobciye24 u sheegay in musharax Shariif Shekh Axmed uu yahay qof isku kalsoon uuna u muuqdo qof soo bixi doona iyadoo ay xildhibanada Barlamaanka ka jawaabayaan guuxa shacabka.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Amaanka dhinaciisa ayaa bari la filayaa inaysan dhicin wax isku socod gaadiid ama gaariba.

Hanaanka Soomaaliya ayaa waxaa lagu tilmaamay inuu yahay mid u burbursan sidii kaabayaasha dalka oo kale. Ma jiro diiwaanka cod bixiyeyaasha, mana jiro sidoo kale hanaanka kaararka aqoonsiga ee muwaadinnimo.

Doorashooyinka iminka dhacaya ma noqon doonaan kuwii ugu dimoqaraadiyeysnaa, laakinse haddii doorashada madaxweynaha ay todobaadkan hagaagto, ayaa waxaa loo arkaa inay noqonayso tallaabo aad u weyn oo loo qaaday mustaqbalka Soomaaliya .

Boqolaal ciidammada ammaanka aya ku sugan waddooyinka muhiimka ah ee caasimadda oo la xiray. Waxaa sidoo kale la hakin doonaa duulimaadyada maalinta Arbacada ah ee ay doorashadu dhaceyso.

Mid ka mid ah walaacyada ugu weyn ee hareeyay doorashadan ayaa ah Musuqmaasuqa. Wax is daba marin xoog leh ayaa la sheegayaa in ay ka dhacaday doorashadii baarlamaanka marakaasoo xildhibaannada qaarkood la sheegay inay codadka iibsadeen. Khubaro ayaa ka digaya in musuqmaasuqu uu wiiqi karo kalsoonidii muwaadiniinta, kuwaasoo horeba aan ugu faraxsanayn inaysan toos u dooranin madaxweynaha.

”Way ka fiicantahay doorashooyinkii horay u dhacay, balse shacabka Soomaaliyeed waxay sugayaan wax ka fiican doorashadan. Waana la sameyn karay runtii oo wakhti fiican oo lagu sameeyo ayaa la haystay”, ayuu yiri Mursal Saney oo ka tirsan machadka Heritage.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

deg DEG DEG:-Dowladda Somalia oo beenisay in R/W Kheyre uu Diplomaasiyiin kula kulmay Hargeysa
- Jul 24, 2017
Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisey warar ay soo qortay jaraa'idka Indian Ocean Newsletter, ...
al shabab Ganacsatada Soomaaliyeed oo looga digay inay Garsoor u raadsadaan Al shabaab
- Jul 23, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amaro cusub. 1. In aan la aqbali doonin in Al-Shabaab ...
morata Chelsea oo £60 milyan kula soo wareegaysa Alvaro Morata
- Jul 20, 2017
Kooxda Chelsea ayaa la gaartay Real Madrid heshiis ay 60 milyan oo Pound kagala ...
al shabab Al-shabab oo soo cusboonaysiiyay Dagaalkooda ka dhanka ah Abu Mansur
- Jul 20, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa xaqiijinaya in dagaalamayaasha Alshabaab ay dib u soo ...
duq Faah Faahin:-Duqeyn ka dhacday saldhig Al-shabaab ay ku leeyihiin Jubada Hoose
- Jul 18, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in duqeyn dhinaca cirka ah uu ...
iraq Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan Aargoosiga Mosul
- Jul 18, 2017
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Ciraq ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay weerarada aargoosiga ah ...
deg Deg Deg:-Xildhibaanada Puntland oo mooshin ka keenaya Xukuumada Cabdiweli Gaas
- Jul 18, 2017
Xildhibanada baralamanka maamulka puntlanad ayaa maanta yelan doono kulaa xasaasi ah oo ay uga ...
CIIDAN Askari Soomaali ah oo dil ka gaystay Dalka Mareykanka
- Jul 18, 2017
Warbaahinta gobalka Minnesota ayaa shaacisay magaca askari toogasho ku dilay haweeneey caddaana oo sabtidii ...
deg Deg Deg:-Hogaamiyaha Daacishta Soomaaliya oo badalaya Abuubakar Al-Bagdaadi (DHAGEYSO -WARBIXIN)
- Jul 17, 2017
Warar soo baxaya ayaa xaqiijinaya in hogaamiyaha Daacish garabka Soomaaliya Shekh Cabduqaadir Mumin uu ...
amisom AMISOM oo beenisay in Haweyney ku dileen duleedka Muqdisho
- Jul 17, 2017
Howgalha Midowga Africa ee Somalia AMISOM ayaa Beeniyay in Kolonyo ka Tirsan ay Haweneey ...