Xog Xasaasi:-Xasan Sheekh & Wasiiro ay isku dhow yihiin oo ku tamashleeyay Hoteelada ugu caansan Britten (SAWIRRO)

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku tamashleeyay safar uu ku tagay magaalada London ee dalka Uk isagoona ka dagay hoteelada kuwoodi ugu caansan ee qaaliga ah.

 

Madaxweynaha ayaa ku dagay Dorchester hotel isaga iyo shan kamid ah wasiiro aan magacyadooda la sheegay balse ay si weyn iskugu dhow yihiin waxana sidoo kale la socday 14-kaaliyaal waxana ay ka qeyb galayeen shir caalami ah oo ka dhacayay Lancaster House si ay usoo helaan gargaar ay u radinayeen dalka dagaalka la dagay ee Soomaaliya.

Dorchester hotel ayaa kamid ah kuwa ugu qaalisan ee la dago hoteelada magaalada London ku yaala.

Sida laga soo xiganayo jariidada The Sun Madaxweyne Xasan Sheekh oo 57-sano jir ayaa ku sugnaa afar habeen Park Lane hotel xitaa hadii ay ka daganan lahaayen qolalka aan lacagahoodi yar yahay waxa ay cuntadooda ku kacday £25,440.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Shirka ayaa muhiimadiisu ahayd sidii gargaar deg deg ah loogu heli Soomaaliya

Wasaaradda arimaha dibada ayaa sheegtay in shirkaasi ahaa mid wax ku ool ah.

Gaariga maalin waliba ay raacayeen ayaa wadaha gaariga waxa uu qadanayay £400 wadartana waxa ay tagtay inta ay joogeen UK

£50,000.

14 15

 


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

al shababb Al-shababkii ugu badnaa oo ka gudbay Xadka Somalia & Kenya
- Oct 14, 2017
Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen raadinta koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo ...
farmaajo Farmaajo oo cambaareeyay Weerarkii Las Vegas
- Oct 3, 2017
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Qornaa Luuqada Engilsih-ka ayaa lagu ...
_97984027_15b91fcf-84a2-4684-bff7-f94f1f9fde04 R/W Kheyre oo ka hadlay lacago badan oo ay ka heleen Sacuudiga
- Oct 3, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey ...
somaliland Somaliland oo walaac ka muujisay saldhiga Turkiga ee Muqdisho
- Oct 3, 2017
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo la hadlay Saxafadda Gudaha Somaliland ayaa ...
farmaajo1-620x330 Madaxweyne Farmaajo maanta u safraya Sudan
- Oct 3, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ...
qaxoo WFP oo soo saaray war ay ka naxeen Qaxootiga Soomaalida Kenya
- Oct 3, 2017
Barnaamijka Cunadda Aduunka ee QM ayaa isniintii ku dhawaaqay in la dhimi  doono Qoontada ...
japan Weerar ka dhacay gobolka Kashmir
- Oct 3, 2017
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ...
xabsi Somali Canadian oo lagu xiray Canada
- Oct 2, 2017
Booliiska dalka Canada ayaa Xiray Nin Soomaali ah kaasi oo Gaari iyo Tooreey ku ...
ciidan Howlgalka Xaslinta oo wali laga sameenayo Banaadir
- Oct 2, 2017
Ciidmada dowladda Soomaliaya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qaqabtay waxa ay ka sameeyeen ...
wareguul Qorshaha cusub ee Wasiradda Hirshabelle
- Oct 2, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wareysi gaar ...