Ethiopia oo cadeeysatay taagerada ay u hayso Madaxweyne Xasan Sheekh

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Dowlada Ethiopia ayaa shaacisay taageerada ballaaran ee ay u hayso madaxwenaha iminka kasii dagaya talada dalka HSM kaasi oo afartii sano ee lasoo dhaafay hayay talada wadaka.

Raysalwasaaraha wadanka ethiopia ayaa shaaca kaqaaday in uu taageero ballaran siinayo xasam sheikh si uu talada ugu soo laabto isbuuca soo aadan taasi oo kadhigaysa ethiopia inay dano badan ku qabto kulaabashada talada dalka ee #HSM.

Madaxweyne Xasan ayaa waxaa la xasuustaa inuu tagay magaalada Jigjiga kaasi oo sheegayay in Dhulka ismaamulka Somalida uu yahay dhul ay leedaday dowalda ethopia, waxana intaasi uu ku daray in uu qalad ahaa dagaalkii somalia iyo ethiopea sanadii 1977.

Arimahan oo dhan ayaa keeni kara taageero ithiopia ay siiso madaxweynaha haatan kasii dagaya talada dalka.

Faduma Dayib oo doonaysay inay u cararto xilka madaxnimo hasa yeeshee aan kasoo muuqan liiska musharixiinta is diiwaan galiyay ayaa waxa ay barteeda twitterka kusoo daabacday in dhibaatada wadanka aysan ahayn argagaixiso hasa yeeshee ay tahay inuu talada kusoo laabto XSM waa sida ay hadalka u dhigtaye.

Somalia ayaa wajahaysa isbadal siyaasadeed week kadib markii ay kala cadaato cida guulaysata hasa yeeshee xaalada siyaasadeeed ee dalka ayaa sii ahaanaysa sida haatan ay tahay hadii uu guulayso madaxweynaha talada kadhamaatay.

Dadka falanqeeya siyaasadda somalia ayaa qaba in wadanka uusan xiligan u baahnayan #XSm hasa yeeshee uu doonayo isbadal taasina ay ku iman karto waji cusub oo dalka haga.

waxay intaasi ku darayaan dadkani in xsm uu iska horkeenay beelaha walaalaha ah ee daga Mudug kuwaasi oo dagaalo qaraar ku waayay dad farabadan.

dhanka kale waxa iyana jira in dagaalo ay kadhaceen magaalada marka kuwaasi oo beelaha daga ku wayeen dad ku qaali ahaa waliba aysan helin faragalin dag dag ah oo ay dowladu sameeso.

ugu danbayn afarta sano ee soo socota hadii uu dalka helo waji cusub waxa laga filan karaa horay socod wanaagsan iyo shaqo abuuris dhalinyaro taasi oo sanadadii dhamaaday aysan helin dhalinyarada.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

bakaaro Xasaasi:-Maxaa ka jira eedeymaha sheegaya in ganacsatadu ay lacag siiso Shabaab?
- Jul 25, 2017
Mid ka mid ah qodobadii kasoo baxay shirkii golaha wasiirada Federaalka ee Magaalada Kismaayo ...
qarax Faah Faahin:-Qarax dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Dalka Afgaanistan
- Jul 25, 2017
Ugu yaraan 35 ruux ayaa ku dhimatay tobaneeyo kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib ...
deg DEG DEG:-Dowladda Somalia oo beenisay in R/W Kheyre uu Diplomaasiyiin kula kulmay Hargeysa
- Jul 24, 2017
Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisey warar ay soo qortay jaraa'idka Indian Ocean Newsletter, ...
al shabab Ganacsatada Soomaaliyeed oo looga digay inay Garsoor u raadsadaan Al shabaab
- Jul 23, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amaro cusub. 1. In aan la aqbali doonin in Al-Shabaab ...
morata Chelsea oo £60 milyan kula soo wareegaysa Alvaro Morata
- Jul 20, 2017
Kooxda Chelsea ayaa la gaartay Real Madrid heshiis ay 60 milyan oo Pound kagala ...
al shabab Al-shabab oo soo cusboonaysiiyay Dagaalkooda ka dhanka ah Abu Mansur
- Jul 20, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa xaqiijinaya in dagaalamayaasha Alshabaab ay dib u soo ...
duq Faah Faahin:-Duqeyn ka dhacday saldhig Al-shabaab ay ku leeyihiin Jubada Hoose
- Jul 18, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in duqeyn dhinaca cirka ah uu ...
iraq Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan Aargoosiga Mosul
- Jul 18, 2017
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Ciraq ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay weerarada aargoosiga ah ...
deg Deg Deg:-Xildhibaanada Puntland oo mooshin ka keenaya Xukuumada Cabdiweli Gaas
- Jul 18, 2017
Xildhibanada baralamanka maamulka puntlanad ayaa maanta yelan doono kulaa xasaasi ah oo ay uga ...
CIIDAN Askari Soomaali ah oo dil ka gaystay Dalka Mareykanka
- Jul 18, 2017
Warbaahinta gobalka Minnesota ayaa shaacisay magaca askari toogasho ku dilay haweeneey caddaana oo sabtidii ...