Ciidamada Uganda ee jooga Somalia oo mushaar la’aan ay haysato 4-bil

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Wasaaradda Difaacca Dalka Uganda aya sheegtay in ciidamdeeda ku sugan dalka Soomalia aysan wax Mushaar ah aadan Afartii Bilood ee lasoo dhaafay.

 

Hadalka Wasaaradda Difaaca Ugandha ayaa kusoo aadaya iyadoo maaalmihii lasoodhafay Qaar kamid Dowladaha Ciidamdu ka Joogaan Soomaliaya ay kasoo baxeeysay Cabasho ku aadan In Ciidamadooda ka Qeeybqaadana Nabad ilaaalinta Soomaaliya aysan hellin Wax Mushaaraad ah.

 

Dooladaha Cabashadda ugu Balaaran ka Muujiyay Mushaar la’aanta Heeysata ciidamadooda waxaa kamid ah Dowladaha Burubdi iyo Kenya, Iyadoo doowladda bururndina ay Dhowr Jeer ku Goodisay in ay Ciidamadeeda Soomaliya kala Baxeeyso, ugu Dambeeyntiina sheegtay in ay Bilaabeeyso Talabo ay ciidamadeeda ugala Baxeeyso Soomaliya inkastoo Howlagalka AMISOM uu sheegay in Xal laga Gaaray Cabashdii Doowladda Burundi oo aysan Ciidamadeeda kala Baxeeynin Soomaliya.

 

Kusimaha Koghaya Gashaandhigga Uganda Edith Buturo ayaaa Guddiga Baarlamaanka Uganda u Qaabilsan Arrimaha Gaashaandhigga u sheegay in ciidamadda Uganda ee ka Qeeyb qaadanaya Howl galka AMISOM aysan Wax Mushaaraad ah Qaadan Afartii Bilood e Lasoo dhaafay.

 

Ciidamadda ugu Badan ee Howlgalka Midow Africa ee Soomaaliya Qeeybta ka ah waa Ciidamadda Dalka Uganda Mushar la’aanta Waqtigaan ciidamadd ku Timidna Waxaa ay ka Dhigan tahy Gaabis ku Yimid Howlgalka AMISOM.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

al shababb Al-shababkii ugu badnaa oo ka gudbay Xadka Somalia & Kenya
- Oct 14, 2017
Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen raadinta koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo ...
farmaajo Farmaajo oo cambaareeyay Weerarkii Las Vegas
- Oct 3, 2017
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Qornaa Luuqada Engilsih-ka ayaa lagu ...
_97984027_15b91fcf-84a2-4684-bff7-f94f1f9fde04 R/W Kheyre oo ka hadlay lacago badan oo ay ka heleen Sacuudiga
- Oct 3, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey ...
somaliland Somaliland oo walaac ka muujisay saldhiga Turkiga ee Muqdisho
- Oct 3, 2017
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo la hadlay Saxafadda Gudaha Somaliland ayaa ...
farmaajo1-620x330 Madaxweyne Farmaajo maanta u safraya Sudan
- Oct 3, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ...
qaxoo WFP oo soo saaray war ay ka naxeen Qaxootiga Soomaalida Kenya
- Oct 3, 2017
Barnaamijka Cunadda Aduunka ee QM ayaa isniintii ku dhawaaqay in la dhimi  doono Qoontada ...
japan Weerar ka dhacay gobolka Kashmir
- Oct 3, 2017
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ...
xabsi Somali Canadian oo lagu xiray Canada
- Oct 2, 2017
Booliiska dalka Canada ayaa Xiray Nin Soomaali ah kaasi oo Gaari iyo Tooreey ku ...
ciidan Howlgalka Xaslinta oo wali laga sameenayo Banaadir
- Oct 2, 2017
Ciidmada dowladda Soomaliaya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qaqabtay waxa ay ka sameeyeen ...
wareguul Qorshaha cusub ee Wasiradda Hirshabelle
- Oct 2, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wareysi gaar ...