Deg Deg:-Barlamaanka Soomaaliya oo barito ku dhawaaqaya Xiliga Doorashada Madaxweynaha

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Guddoomiyaha golaha shacabka, mudane Maxamed Sh. Cismaan (Jawaari) ayaa maanta xafiiskiisa magaladda Muqdisho waxaa uu ku qaabiley guddoonka Aqalka sare ee dalka ayagoo ka wada  hadlay sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta labada Aqal  isla markaana ay u dhexmari lahayd  wad shaqayn ku dhisan  horumarinta midnimadda iyo  adkaynta qaranimo Soomaaliyeed.

 

Guddoonka  barlamanaka federaalka Soomaaliya oo la isku yiraahdo  guddoonka golaha shacabka iyo aqalka sare ayaa  kulankoodu maanta wax ay isku afgarteen in maalinta beri ah  kulanka  barlamaanka  lagu dhiso  guddiga  qaban qabada doorashadda madaxweynaha  Soomaaliya.

 

Guddiga  ayaa ka shaqeyn doonta doorashadda madaxweynaha hanaanka ay u dhacayso  iyo  ku dhawaaqida xiliga rasmiga ah  ee la qabanadda doorashadda madaxweynaha.

 

dhanka kale,guddoomiyaha  golaha shacabka Soomaaliyeed  Mudane Maxamed Sh. Cismaan (Jawaari)  ayaa xafiiskiisa qaabilay Jabriil  Ibraahim  Cabdulle oo kamid ah musharaxiinta u taagan qabashada xilka mdaxweynaha, waxayna  ka wada hadleen  arimha doorashadda madaxweynaha.

 

Mudane, Maxamed Sh. Cismaan (Jawaari) ayaa  Musharax Jabriil Ibrahim Cabdule  gudoonsiiyey  buugaaga ay ku qoranyihiin taxanaha   doorashadda  golayashaaha  Sharci dajinta qaranka  laga soo bilaabo   sanadkii 1959-kii iyo  habraaca  iyo xeer hoosada u gaarka ah  doorashadda madaxweynaha soomaaliya.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

al shababb Al-shababkii ugu badnaa oo ka gudbay Xadka Somalia & Kenya
- Oct 14, 2017
Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen raadinta koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo ...
farmaajo Farmaajo oo cambaareeyay Weerarkii Las Vegas
- Oct 3, 2017
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Qornaa Luuqada Engilsih-ka ayaa lagu ...
_97984027_15b91fcf-84a2-4684-bff7-f94f1f9fde04 R/W Kheyre oo ka hadlay lacago badan oo ay ka heleen Sacuudiga
- Oct 3, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey ...
somaliland Somaliland oo walaac ka muujisay saldhiga Turkiga ee Muqdisho
- Oct 3, 2017
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo la hadlay Saxafadda Gudaha Somaliland ayaa ...
farmaajo1-620x330 Madaxweyne Farmaajo maanta u safraya Sudan
- Oct 3, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ...
qaxoo WFP oo soo saaray war ay ka naxeen Qaxootiga Soomaalida Kenya
- Oct 3, 2017
Barnaamijka Cunadda Aduunka ee QM ayaa isniintii ku dhawaaqay in la dhimi  doono Qoontada ...
japan Weerar ka dhacay gobolka Kashmir
- Oct 3, 2017
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ...
xabsi Somali Canadian oo lagu xiray Canada
- Oct 2, 2017
Booliiska dalka Canada ayaa Xiray Nin Soomaali ah kaasi oo Gaari iyo Tooreey ku ...
ciidan Howlgalka Xaslinta oo wali laga sameenayo Banaadir
- Oct 2, 2017
Ciidmada dowladda Soomaliaya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qaqabtay waxa ay ka sameeyeen ...
wareguul Qorshaha cusub ee Wasiradda Hirshabelle
- Oct 2, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wareysi gaar ...