UN:-Caruur ayaa u dagaalamaya Al-shabaab

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Xoghayaha Guud ee QM Antonio Guterres ayaa Warbxin Digniin ah ku sheegay in Caruurtu ay Qeeyb weeyn ka Yihiin Askareeynta Qasab ka ah ee Alshabaab.

 

Warbxinta oo Golaha amaanka loo Gudbiyay Isbuucii dhamaaday ayaa waxaa uu Xoghaya guud ku sheegay in Alshabaab ay Caruurta u isticmaalaan Difaac, oo ay ku Jiraan kuwo Da’doodu ay tahay Sagaal Sanno lana Baray isticmaalka Qoryaha yar yar loona diro Furimaha Hore ee Dagaalka, Xoghayaha Guud QM ayaa sidoo kale Sheegay in Caruurta loo Isticmaalo Daabulaadda Qaraxyadda, Shaqadda Basaasnimadda iyo Qaadista Rasaasta.

 

 

Waxaa lagu Qiyaasay in ka badan kala Bar Dagaalamayaaasha Al-shabab in ay Yihiin Caruur, Silamid ah na Dagaalyahanaddii Alshabaab ee lagu qabtay Bishii March 2016 Maamul Goboleedka punt land waxaa ay ahaayeen Caruur. Qaar kamid ah Caruurta Waxaa lagu Soo dumay Balanqaadyo la Xiriira Shqooyin iyo Wax barasho.

 

Warbxinta Qaramadda Midoobe ayaa waxaa lagu sheegay in kastoo Alshabaab ay yihiin Kuwa ugu Daran ee Caruurta Askareeya Hadana Ciidamadda Doowladda iyo kooxaha Kale Waay isticmaalaaan Askareeynta Caruurta Sidoo kale Soomalaya waxaa lagu Qasbay in ay Askar Noqdaan Caruur ay Tiradoodu Gaareeyso, 6163. Kuwaas oo 5993 ay Wilal Yihiin 23o kamid ahna ay Gabdho yihiin, intii u dhaxeeysay Bishii april 2010 illaa iyo Bishii July Sanaddii 2016.

 

Alshabaab ayaa Waxaa u dagaalama 70% ama 4213, Ciidamadda Doowladda ayaa Waxaa Sidoo kale u dagalamada Caruur at Tiradoodu Gaareetso, 920. Xoghayaha Guud ee Golaha Amaanka QM ayaa Dhinacyadda Isku Haya Soomaliya ugu Baaqay in ay Joojiyaan Askareeynta Caruurta iyo ku Xadgudubka Sharciyadda Caalamiga ah ee Banii aadanimadda.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

bakaaro Xasaasi:-Maxaa ka jira eedeymaha sheegaya in ganacsatadu ay lacag siiso Shabaab?
- Jul 25, 2017
Mid ka mid ah qodobadii kasoo baxay shirkii golaha wasiirada Federaalka ee Magaalada Kismaayo ...
qarax Faah Faahin:-Qarax dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Dalka Afgaanistan
- Jul 25, 2017
Ugu yaraan 35 ruux ayaa ku dhimatay tobaneeyo kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib ...
deg DEG DEG:-Dowladda Somalia oo beenisay in R/W Kheyre uu Diplomaasiyiin kula kulmay Hargeysa
- Jul 24, 2017
Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisey warar ay soo qortay jaraa'idka Indian Ocean Newsletter, ...
al shabab Ganacsatada Soomaaliyeed oo looga digay inay Garsoor u raadsadaan Al shabaab
- Jul 23, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amaro cusub. 1. In aan la aqbali doonin in Al-Shabaab ...
morata Chelsea oo £60 milyan kula soo wareegaysa Alvaro Morata
- Jul 20, 2017
Kooxda Chelsea ayaa la gaartay Real Madrid heshiis ay 60 milyan oo Pound kagala ...
al shabab Al-shabab oo soo cusboonaysiiyay Dagaalkooda ka dhanka ah Abu Mansur
- Jul 20, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa xaqiijinaya in dagaalamayaasha Alshabaab ay dib u soo ...
duq Faah Faahin:-Duqeyn ka dhacday saldhig Al-shabaab ay ku leeyihiin Jubada Hoose
- Jul 18, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in duqeyn dhinaca cirka ah uu ...
iraq Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan Aargoosiga Mosul
- Jul 18, 2017
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Ciraq ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay weerarada aargoosiga ah ...
deg Deg Deg:-Xildhibaanada Puntland oo mooshin ka keenaya Xukuumada Cabdiweli Gaas
- Jul 18, 2017
Xildhibanada baralamanka maamulka puntlanad ayaa maanta yelan doono kulaa xasaasi ah oo ay uga ...
CIIDAN Askari Soomaali ah oo dil ka gaystay Dalka Mareykanka
- Jul 18, 2017
Warbaahinta gobalka Minnesota ayaa shaacisay magaca askari toogasho ku dilay haweeneey caddaana oo sabtidii ...