Xildhibaanada Barlamanka Somalia oo dalbaday in mudo 2-bil dib loo dhigo Doorashada Madaxweynaha (DHAGEYSO)

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inay u gudbinayaan gudoomiyaha Barlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari in doorashada madaxweynaha dib loo dhigo mudo laba bilood ah sababo jira awgeed.

Wali waxaa ka socda Muqdisho doorashada xubnaha labada aqal ee xildhibaanada kasoo galaya degaanada Somaliland waxana u xiran todobaadkaan wadada gasha goobta doorashadaasi ay socota ee xero Gadiid.

Xildhibaan Idris oo mudanayaasha Barlamaanka Soomaaliya ka tirsan ayaa u sheegay warbaahinta in ay doonayaan ama ay ka dalbanayaan mudane Jawaari inuu mudo laba bil ah dib u dhigo doorashada madaxweynaha dalka.

Xildhibaanka oo ku sugan magaalada Baydhabo ayaa shaaca ka qaaday in waqtigaan adag ee dalka uu dhex muquranayo abaaraha aan loo baahneen in doorasho la qabto.

Xildhibaanka waxa uu hadalkiisa intaa ku daray in marka hore mudanayaasha Baarlamaanka ee deganadooda ay ka jiraan abaaraha ay wax u soo qabtaan dadkooda kadibna ay doorashada galaan.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA XILDHIBAANKA OO U WARAMAYA VOA-DA


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

deg DEG DEG:-Dowladda Somalia oo beenisay in R/W Kheyre uu Diplomaasiyiin kula kulmay Hargeysa
- Jul 24, 2017
Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisey warar ay soo qortay jaraa'idka Indian Ocean Newsletter, ...
al shabab Ganacsatada Soomaaliyeed oo looga digay inay Garsoor u raadsadaan Al shabaab
- Jul 23, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amaro cusub. 1. In aan la aqbali doonin in Al-Shabaab ...
morata Chelsea oo £60 milyan kula soo wareegaysa Alvaro Morata
- Jul 20, 2017
Kooxda Chelsea ayaa la gaartay Real Madrid heshiis ay 60 milyan oo Pound kagala ...
al shabab Al-shabab oo soo cusboonaysiiyay Dagaalkooda ka dhanka ah Abu Mansur
- Jul 20, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa xaqiijinaya in dagaalamayaasha Alshabaab ay dib u soo ...
duq Faah Faahin:-Duqeyn ka dhacday saldhig Al-shabaab ay ku leeyihiin Jubada Hoose
- Jul 18, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in duqeyn dhinaca cirka ah uu ...
iraq Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan Aargoosiga Mosul
- Jul 18, 2017
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Ciraq ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay weerarada aargoosiga ah ...
deg Deg Deg:-Xildhibaanada Puntland oo mooshin ka keenaya Xukuumada Cabdiweli Gaas
- Jul 18, 2017
Xildhibanada baralamanka maamulka puntlanad ayaa maanta yelan doono kulaa xasaasi ah oo ay uga ...
CIIDAN Askari Soomaali ah oo dil ka gaystay Dalka Mareykanka
- Jul 18, 2017
Warbaahinta gobalka Minnesota ayaa shaacisay magaca askari toogasho ku dilay haweeneey caddaana oo sabtidii ...
deg Deg Deg:-Hogaamiyaha Daacishta Soomaaliya oo badalaya Abuubakar Al-Bagdaadi (DHAGEYSO -WARBIXIN)
- Jul 17, 2017
Warar soo baxaya ayaa xaqiijinaya in hogaamiyaha Daacish garabka Soomaaliya Shekh Cabduqaadir Mumin uu ...
amisom AMISOM oo beenisay in Haweyney ku dileen duleedka Muqdisho
- Jul 17, 2017
Howgalha Midowga Africa ee Somalia AMISOM ayaa Beeniyay in Kolonyo ka Tirsan ay Haweneey ...