AMISOM oo deg deg ku dalbatay ciidamo badala Kuwa Burundi

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Howlagalka Midowga Africa eeSoomaliya Amisom ayaa Doowladaha Xubnaha ka ah ka Codsaday ugu yaraan 9000 oo Ciidammo Dheeraad ah si loo Horumariyo Howlgalka Horumarinta iyo Xasillinta islamarkaana Loogu Xoojiyo Ladagaalanka Al-shabaab.

 

Isagoo lahadlayay Ergadii ka Qeeyb gashay kulan muqddisho ka dhacay ayaa Wakiil ka Gaar ah ee Gudoomiyaha Gudiga Midowga Africa uqaabilsan Soomalia Waxaa uu sheegay in Meel-marnimadda Howlgalka Midowga Africa ee Amisom uu Wajahayo Qatar ka imaaneeysa Dhaqaalo la’aan iyo Taagrro la,aan Dhinacca Saanadda Ah, iyadoo dhaamaadka Sanadka 2017 kana ay ka baxayaan Ciidammo Gaaraya 10,000.

 

Madera ayaa Sidoo kale Sheegay in Ciidamadda Midowga Africa ay Wajahayaan Gaabis Dhinaca Military-ga ah iyo Shaqaalaha Rayidka, iyagoo ku shaqeeynaya Xaalad Adag si ay usoo gabangabeeyaan Tababarka Qaabeynta iyo Geeynta 20, 000 oo Askari oo kamid ah Ciidamadda Qaran Soomaliya, ka hor inta aysan Bilaabin kabixitaan ka Soomaliya Sanadda 2018.

 

Waxa uu sheegay in iyadoo ay uwacantahay gaabiska Dhaqaalaha iyo Saanadda ee Amisom uga Imaanaya Bulshadda Caalamka ay Hadda Tababareen oo kaliya 10, 900 oo askari kaliya, oo Wali aan heeysan hubkii iyo Qalabkii military ee ay ubaahnaayeeen.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

 

Madera ayaa Sidoo kale Qaarkamid ah Wadamadda Kaqeeybqaadanaya Howlgalka Midowga Africa ee Soomaliaya in ay Ka Qeeybqaadashadooda Amaanka kula Gorgortamaaan Wadamadda Dhaqaalaha ku Taageerra Howlgalka AMISOM.

 

Wakiilka Gaarka ah ee Soomaliya uqaabilsan Guddiga MIdowga Africa waxaa Sidoo kale Shaaaca ka Qaaday in Bishii jun ee Sanadkii Hore Hadalkii kasoo yeeray Midowga Europe ee uu 20 Boqolkiiba ku dhimay Dhaqaalihii uu siin jiray AMISOM ay uga Siidartay Howlgalka ASIMSOM, Taasi oo kentay in Wadamadda Kenya, Ugandha, iyo Burundi ay Ka Cabtaan Mushaar la,aanta Ciidamadoodu ay Wajahayaan.

 

Dhaqaaale la,aanta Soo wajahday Howlgalka Midowga Africa ee AMISOM waxaa ay keentay Gaabis Muuqda uu ku yimid Howlgalkii AMISOM iyo kala Jab ku Yimid Doowladihii Howlgalka Kaqeeyb Qaadanayay.

 

Waxaana Arrintaasi Buuxda uga Turjumaya Hadalkii kasoo yeeray Doowladda Burundi ee ay ku sheegay in ay Bilaaso Hanaan ay Ciidamadeedda Ssoomalia ku Sugan kula Baxeeyso, in Doowladaha kale ee ciidamadoodu ayka Qeeybqaataan AMISOM ay Ciidamadoo labaxaanna Mahan mid aaan la Sugeeyn.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

deg DEG DEG:-Dowladda Somalia oo beenisay in R/W Kheyre uu Diplomaasiyiin kula kulmay Hargeysa
- Jul 24, 2017
Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisey warar ay soo qortay jaraa'idka Indian Ocean Newsletter, ...
al shabab Ganacsatada Soomaaliyeed oo looga digay inay Garsoor u raadsadaan Al shabaab
- Jul 23, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amaro cusub. 1. In aan la aqbali doonin in Al-Shabaab ...
morata Chelsea oo £60 milyan kula soo wareegaysa Alvaro Morata
- Jul 20, 2017
Kooxda Chelsea ayaa la gaartay Real Madrid heshiis ay 60 milyan oo Pound kagala ...
al shabab Al-shabab oo soo cusboonaysiiyay Dagaalkooda ka dhanka ah Abu Mansur
- Jul 20, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa xaqiijinaya in dagaalamayaasha Alshabaab ay dib u soo ...
duq Faah Faahin:-Duqeyn ka dhacday saldhig Al-shabaab ay ku leeyihiin Jubada Hoose
- Jul 18, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in duqeyn dhinaca cirka ah uu ...
iraq Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan Aargoosiga Mosul
- Jul 18, 2017
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Ciraq ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay weerarada aargoosiga ah ...
deg Deg Deg:-Xildhibaanada Puntland oo mooshin ka keenaya Xukuumada Cabdiweli Gaas
- Jul 18, 2017
Xildhibanada baralamanka maamulka puntlanad ayaa maanta yelan doono kulaa xasaasi ah oo ay uga ...
CIIDAN Askari Soomaali ah oo dil ka gaystay Dalka Mareykanka
- Jul 18, 2017
Warbaahinta gobalka Minnesota ayaa shaacisay magaca askari toogasho ku dilay haweeneey caddaana oo sabtidii ...
deg Deg Deg:-Hogaamiyaha Daacishta Soomaaliya oo badalaya Abuubakar Al-Bagdaadi (DHAGEYSO -WARBIXIN)
- Jul 17, 2017
Warar soo baxaya ayaa xaqiijinaya in hogaamiyaha Daacish garabka Soomaaliya Shekh Cabduqaadir Mumin uu ...
amisom AMISOM oo beenisay in Haweyney ku dileen duleedka Muqdisho
- Jul 17, 2017
Howgalha Midowga Africa ee Somalia AMISOM ayaa Beeniyay in Kolonyo ka Tirsan ay Haweneey ...